Isbitaalada Cadaado iyo Erdogan oo la mataaneynayo (Sawirro)

Magaalada Cadaado ayaa shalay waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye, wafdigaan ayaa waxaa kamid ah dhaqaatiir Turki ah, gaar ahaan maamulka Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) magaalada Muqdisho. Madaxdan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado, waxaana ujeedada safarkaan ahaa, sidii loo mataaneyn lahaa labada isbitaal Cadaado iyo Erdogan. Isbitaalka Erdogan ayaa kan […]

Continue Reading

SAWIRADA;-Xaflada Furitaanka iskuulka Imaamu Maalik Sanad dugsiyeedka 2017/2018

Munaasabadaan oo A heed Furitaanka iskuulka imaamu maalik Ee Magaalada cadaado sanad dugsiyeedka 2017/2018 ayaa galabta waxaa ay kadhacday gudaha iskuulkaasi Waxaan Kaqeeb galay masuuliyiin Kasocota wasaarada waxbarashada galmudug Waalidiin iyo Qeebaha kala duwan ee bulshada Munaasabada intii ay soconaysay ayaa waxaa lagu soo bandhigay riwaayada katurjumaya muhiimada ay leedahay waxbarashadu ugu danbeentii waxaa abaal […]

Continue Reading

Sawirro: Galkacyo, Ciidamo isku dhaf ah oo Tababar loo soo xiray

Madaxweyne kuxigeenada Galmudug iyo Puntland, Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya,Kan Puntland iyo xubno ka socday saraakiisha beesha Caalamka ayaa  tababar usoo xiray Ciidamo isku dhaf ah oo gaaraya ilaa 100 askari kuwaas oo ka shaqayn doona amaanka Gaalkacyo. Tababarkan oo soconaya muddo Bil ah waxaa bixinayay Tobobarayaal Caalami ah,Waxaana lagu barey ciidankaan isku dhafka ah siday […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo ka laabtay magacaabistii Gudomiyaha Rugta Ganacsiga

Wareegto maanta 8 August kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa madaxweynuhu kaga laabtay magacaabistii Axmed Yuusuf Cabdulle uu u magacaabay Gudoomiyaha kumeelgaarka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug. Madaxweynaha ayaa warqadan ku cadeeyey in Mudane Maxamed Cabdullaahi Cabdi (Martello) uu sii heynayo xilkaan inta mudada xil hayntiisu dhamaaneyso. Sida ka muuqata warqadan […]

Continue Reading

Senator Cabdi Qeybdiid oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal

Doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Senator Qeybdiid ayaa kaga adkaaday Senator C/raxmaan Faroole codad dhan 6-4. Guddiga labada Aqal ee Dastuurka ayaa ka kooban 10 xubnood oo min shan xubnood uga socda Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka […]

Continue Reading

Galmudug iyo Puntland oo maanta koonfurta Galkacyo ku shiray

Shir u dhexeeya Mas’uuliyiinta Maamulada Puntland iyo Galmudug iyo Odayaasha Labada Dhinac ayaa Maanta ka dhacay Hotelka Five Star Ee Koofurta Magaalada Gaalkacyo. Shirkaan ayaa ah mid looga arinsanayo Nabad galyada Gobolka Mudug iyo sidii aysan u soo laaban laheyn Dilalka ka dhaca Miyiga Gobolka Mudug,waxaana Labada dhinac ay diirada ku saareen in Shirku uu noqdo […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online [ceelhuur.com] ayaa heshay document muujinaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf u magacaabay mudane Axmed Yuusuf Cabdulle gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Warqadda oo ku taariikheysan 15 Luulyo ayaa cadeynaysa in mudanahaan muddo 6 bilood ah si kumeelgaar ah usii haynayo xilkaan, inta laga qabanaayo doorashada gudoomiyaha rugta […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdi ka socda #UNICEF oo Cadaado soo gaaray. #DroughtInGalmudug

Wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta UNICEF ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado, imaanshaha wafdigaan ayaa yimid kadib markii Madaxweynaha Galmudug shirka 1 bishan Muqdisho ka dhacay uu canaan kala duldhacay hay’adaha Qaramada midoobay, wafdigan ayaa waxa ay kulan kula qaateen Madaxtooyada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo masuuliyiin kale. Labada dhinac ayaa […]

Continue Reading