Ciidamada Qeybta 21-aad oo la wareegay deegaanka Mareergur
Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa saaka la wareegay deegaanka Mareergur oo 18 kiilo mitir u jirta magaalada Godinlabe. Ciidamadan oo kasoo ruqaansaday magaalada Cadaado ayaa dagaal la’aan la wareegay deegaankaas, ciidankii Ahlu sunna ee horey u joogay ayaa isaga baxay. Gulufkaan ayaa ku soo aaday iyadoo Jeneraal Maxamed Nuur Galaal wada hadal […]
Continue Reading