Alshabaab oo gacanta ku dhigay Keyd Uranium Meel ka mid ah Galmudug
Sida ku cad warqad codsi ah oo wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad u diray dowladda Maraykanka ayaa laga digay in Alshabaab xoogga ku haysta qaar kamid ah deegaanada Galmudug ay uranium u dhoofinayaan dowladda Iiraan, taas oo ay dowladdu sheegtay inay khatar ku tahay dunidda dhan. Wasiirka ayaa warqadiisa ku sheegay in Alshabaab gacanta […]
Continue Reading