Mid ka mida beelaha Galmudug oo maamulkooda gogol u dhigtay Gaalkacyo.(Sawirro)

Beesha reer Xaaji Saleebaan oo ka mida beelaha maamulka Galmudug ayaa kulan casho ah  u sameeyay Madaxda sare ee galmudug odoyaasha dhaqanka gaalkacyo maamulada gobolka iyo kan degmada. Udeeka kulanka oo ahaa cabasho ay beeshu ma muujisay awood qeysiga gaalkacyo  ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi Cabdi wasiiro iyo xildhibaano […]

Continue Reading

Aqriso: 10 Qodob oo laga soo saaray shirkii Galkacyo

Waxaa maanta la soo gabangabeeyey Shir muddo shan cisho ah uga socday waxgarad iyo masuuliyiin ka socday Maamulada Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo, loogana hadlayay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira degaanada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladii horey magaalada uga dhacay. Waxaana lagu heshiiyey […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka dib u heshiisiinta Bulshada Mudug oo Galkacyo ka furmay

kulan looga hadlay nabad u helida bulshada ku wada nool gobolka mudug waxaa uu daba socday mid shalay ay madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland ku yeesheen garoonka diyaaraha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Galkacyo. kulanka dib u heshiisiinta ah  oo ka dhacay  waqooyiga gaalkacyo, waxaa ka qeyb galay madaxda kala duwan ee  labada maamul, oo ay […]

Continue Reading

Madaxwayne Ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Shir Maanta u furmaya Ayaga iyo Puntland

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka ka furmeya shir u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug oo looga hadli doono xal u helidda arinta muragsan ee magaaladaas oo maleeshiyaad labada dhinac taabacsan dhowr jeer isku dagaaleen. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo BBC la hadlay ayaa sheegay in shirkan uu […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxda Galmudug iyo Puntland oo ka shiray Nabadda Gobolka Mudug

Kulanka madaxweyne ku xigeenada mamulada galmudug iyo puntland oo maanta ka dhacay garoonka diyaarada c/llaahi yuusuf  ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan labada maamulka iyo mas’uuliin kale waxana looga hadlay nabad raadinta gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka mudug oo ay kusoo laa laabteen isku dhacyo maleeshiyaad kasoo kala jeeda galmudug iyo […]

Continue Reading

Guuleed” Dhacdada Qalbi dhagax waa lama Filaan

Madaxwaynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo hadalkan soo dhigay bartiisa Facebook ayaa Ama kaag iyo lama filaan ku tilmaamay talaaba Dowladda Somalia C/kariin Shiikh Muuse oo ku magac dheer (Qalbi Dhagax) ugu gacan galisay Ethiopia waxa uuna yiri. Maalmahii la soo dhaafay Dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba waxay isku dareen ka […]

Continue Reading

Sawirro: Soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka Galmudug -Galkacyo

Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan  xobno ka tirsan Labad gole ee maamulka ayaa Goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Ujeedka Socdaal Madaxweyne ku xineekga Galmudug ayaa lagu sheegay dhameystirka wadahadalo horay u socday ee u dhaxeeyay mamaulada Galmuudg iyo puntland. Dhigiisa ku xigeenka madaxweynaha maamulka Puntland […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Galkacyo

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa goordhow gaaray Magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya wasiiro, xildhibaano, iyo saraakiil ciidan. Wafdigan ayaa saaka safar dhulka ah uga soo ambabaxay Magaalada Cadaado fadhiga Galmudug, Galkacyo iyo Cadaado ayaa isku jira 130km, Ujeedada safarka Madaxweyne ku […]

Continue Reading

Sawirro: #HeegoForum oo qabatay Bandhigii 2-aad

Madasha Heego ayaa magaalada Cadaado ku qabatay bandhigii 2-aad, waxaana marti ku ahaa Halabuure Maxamed Saalax Maarre oo booqasho ku yimid Cadaado, isagoo ka yimid Magaalada Borama Somaliland. Bandhiga ayaa waxaa daadihinayey Wariye Saxnuun Axmed oo ka mid ah madaxda Madasha Heego, Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad oo bogaadiyey bandhigga […]

Continue Reading