Maxaa kasoo baxay shirkii Beelaha Sacad iyo Saleebaan?

Waxaa xalay magaalada Cadaado ku soo gabangaboobay shirkii wadatashiga beelaha Sacad iyo Saleebaan, Shirkan oo qaatay saacado badan qaatay ayaa kusoo dhamaaday is afgarad. Beesha Saleebaan oo gogosha dhigtay ayaa sheegtay in Madaxweyne Xaaf uu fulin waayey balanqaadkii ahaa in magaalada Cadaado noqoto Fadhiga Barlamaanka, kadib wadahadal dheer ayaa labada dhinac isla garteen: in ay […]

Continue Reading

Shirka Wadatashiga Beelaha Sacad & Saleebaan oo Cadaado ka furmaya

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa waxaa maanta ka furmaya shirka wadatashiga Beelaha Sacad iyo Saleebaan. Waxaaana ka socda Cadaado qabanqaabada soo dhaweynta wafdi ka imaanaya Magaalada Galkacyo. wafdigan ayaa isugu jira Salaadiin, Nabdoono, Cuqaal iyo waxgarad kale. waxa ayna Cadaado ku imaanayaan dalab kaga yimid beesha Saleebaan. Beesha Saleebaan ayaa gogol wadatashi u dhigtay […]

Continue Reading

Xaaf:” Reer Cadaado iimaanka Allaha idin galiyo…” (Dhageyso)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo xalay wareysi siiyey idaacadda codka gobolada dhexe ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah. isagoo aad u dhaleeceeyey xildhibaanada Cadaado. sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in aan laga hordhicin dib u eegista dastuurka. Mr. Xaaf ayaa waxaa ka muuqatay xanaaq, isagoo ku celceliyey erayga ah iimaanka allaha idin […]

Continue Reading

Daawo: Golaha Badbaadada Galmudug oo ku baaqay in la badbaadiyo Galmudug

Golaha Badbaadada iyo Midnimada Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada Cadaado ayay kaga hadleen Xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna. Afhayeenka Golaha Diiwaan Macalin Cabdullaahi ayaa u ku eedeeyeen in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku xadgudbay dastuurka Galmudug iyo qodobo kale. wuxuu shacabka Galmudug ugu baaqay […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo kormeeray Shaqada Guddiga Dib u eegista Dastuurka (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta kormeeray shaqada  dib u eegista dastuurka. Guddigan oo ka kooban 12 xubnood ayaa waxaa soo xulay Galmudug iyo Ahlu sunna. waxaana howshooda ku wehliya khubaro ka taageereeya howsha dib u eegista Dastuurka. Guddiga ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey in ay gababo u marayo dib u eegista […]

Continue Reading

Daawo: Reer Xeraale oo ka horyimid waxa ka socda Dhuusamareeb

Qeybaha Bulshada Degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa shalay shir isugu yimid, iyagoo si cad uga soo horjeestay waxa ka socda caaasimada Galmudug Magaalada Dhuusamareeb. Waxgarad goobta ka hadlay ayaa muujiyey diidmada howsha ka socota caasimadda. Waa beeshii labaad ee diida waxa ka socda dhuusmareeb, sidoo kale Waxagradka Cabudwaaq ayaa la filayaa in ay iyaguna […]

Continue Reading

Madaxda Galmudug oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxa Golaha Wasiira Sheikh Maxamed Shaakir ayaa si wada jir ah u kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb, iyadoona Dadka looga digay inay dhistaan Dhulka Garoonka Sharcina laga soo saari doono. Kormeer ka dib ayaa Masuuliintu si wada jir […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Soo dhaweyn loo sameeyey Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug (Sawirro)

Munaasabadaan oo ahayd mid lagu soo dhawaynayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee caasimadda Galmudug, waxaana ka soo qaybgalay Madaxwene kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Xildhibaanno, Wasiiro iyo qaybaha Bulshada. Guddoomiyaha Degmada Dhuusaamreb Macallin Nuur Cilmi Cabdulle oo ugu horayn Munaasabadda ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir  ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, gudoomiyaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur. Gudoomiyaha ayaa kasoo kicitimay magaalada Muqdisho oo uu ku sugnaa mudooyinkan, Cali Gacal ayaa kuu biiraya howsha dhameystir heshiiskii lala galay Ahlu sunno, waxaa horey Dhuusamareeb u joogay Madaxweynaha Galmudug iyo ku […]

Continue Reading