Daawo: Golaha Badbaadada Galmudug oo ku baaqay in la badbaadiyo Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Golaha Badbaadada iyo Midnimada Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada Cadaado ayay kaga hadleen Xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna. Afhayeenka Golaha Diiwaan Macalin Cabdullaahi ayaa u ku eedeeyeen in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku xadgudbay dastuurka Galmudug iyo qodobo kale. wuxuu shacabka Galmudug ugu baaqay in la badbaadiyo Galmudug.

halkaan ka daawo Shirka jaraa’id