Daawo: Madaxda Galmudug oo kormeeray Xarunta kafaalo – Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi , Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeeray xarunta Kafaalo magalaada Cadaado. Xarunta Kafaalo ayaa ah halkii lagu dhisay dowlad goboleedka Galmudug, waxaana la filayaa in ay saldhig u noqoto barlamaanka Galmudug, Masuuliyiintan Galmudug ayaa saxaafadda kula hadlay halkaas. Dhanka kale Markii uu dhamaaday shirka […]

Continue Reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xooga saaraya xalinta khilaafka Gal-Mudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo waramaya inuu bilaabay dadaalo uu ku bad baadinaayo aayaha maamulka Gal-Mudug oo sanad gudihiis lugaha la galay khilaafkii labbaad. Gal-Mudug ayaa wajaheysa xasarad siyaasadeed oo u dhaxeysa madaxda sare ee maamulka. Khilaafka taagan ayaa ka dhashay qaabkii loo fuliyay heshiiskii lala galay Ahlu Sunna, iyadoo […]

Continue Reading

Daawo: Xildhibaano horleh oo soo gaaray Cadaado

Xildhibaano horleh oo ka tirsan barlamaanka Galmudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Galmudug. Tirada xildhibaanada Galmudug ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa sii kordheysa, waxaana la filayaa in dhawaan furmaan fadhiyada Barlamaanka. Madaxweynaha Galmudug ayaa dadaal badan ugu jira sidii uu baajin lahaa […]

Continue Reading

Dufcadii 1-aad oo ka Qalinjabiyey Jaamacadda Geeska Afrika Xarunta Cadaado (Sawirro)

Jaamacadda Geeska Afrika qeybteeda Magaalada Cadaado ayaa shalay waxaa ka bilowday difaacashada Buugga Qalinjabinta Dufacadii koowaad ee dhameysa Public Adminstration. Ardaydan ayaa noqonaya kuwii ugu horeeyey oo Jaamacad uga baxa Magaalada Cadaado, waxaana tiradoodu gaaraysaa 15 Arday. waxayna usoo dhabar adeygeen 4 sano oo waxbarasho. iyagoo buugta ay ku qalinjabiyeen xoogga ku saaray cilmi baarisyo […]

Continue Reading

MD Xaaf iyo Sh. Shaakir oo si diiran loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawirro)

Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo Xarunta kumeelgaarka ah Dowlad goboleedka Koofur Galbeed. Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey wafdi ka socda dowlad goboleedka Puntland oo uu hogaaminayey Madaxweyne Cabdi Wali Gaas. Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa wafdigiisa ka mid ahaa Madaxa […]

Continue Reading

Xaaf iyo Shaakir oo goordhow gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa goordhow gaaray Magaalada Baydhabo xarunta kumeelgaarka Koofur Galbeed. Xaaf iyo Gaas ayaa isla raacay hal diyaarad oo ka timid dhanka Magaalada Garoowe, waxaana diyaaradan Madaxda Galmudug ka qaaday garoonka Ugaas Nuur ee caaasimadda Dusmareeb. Madaxweyne Xaaf ayaa safarkiisa waxaa ku […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Dusmareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dusmareeb caasimadda Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayey Sheekh Maxamed Shaakir. Madaxweyne Xaaf ayaa safar aan la shaacin ujeedadiisa ku tagay magaalada Garoowe caasimadda Maamulka Puntland, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in mr. Xaaf u aaday […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Safar Qarsoodi ah ku tagay Garoowe

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta safar aan la shaacin ku gaaray Magaalada Garoowe caasimadda Maamulka Puntland, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qasriga Madaxtooyadda magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweyne Axmed Xaaf. Labada Masuul ayaa yeeshay kulamo ay albaabadu u […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey Hindise Sharciyeedyo Muhiim ah (Sawirro)

Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta Magaalooyinka Soomaaliya. Sidoo kalana waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay qaar kamid ah gollaha wasiiradda iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ugu horeyn, Wasiirka amniga Gudaha Mudane Maxmed Abuukar […]

Continue Reading