Madaxweyne Xaaf oo Safar Qarsoodi ah ku tagay Garoowe

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta safar aan la shaacin ku gaaray Magaalada Garoowe caasimadda Maamulka Puntland, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qasriga Madaxtooyadda magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweyne Axmed Xaaf. Labada Masuul ayaa yeeshay kulamo ay albaabadu u […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey Hindise Sharciyeedyo Muhiim ah (Sawirro)

Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta Magaalooyinka Soomaaliya. Sidoo kalana waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay qaar kamid ah gollaha wasiiradda iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ugu horeyn, Wasiirka amniga Gudaha Mudane Maxmed Abuukar […]

Continue Reading

Daawo: Madaxda Galmudug oo Booqday isbitaalka Guud Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, wasiiro iyo xildhibaano ayaa booqasho ku tagay isbitaalka guud Cadaado, oo ah isbitaalka ugu baaxadda weyn deegaanada Galmudug. Masuuliyiintaan ayaa kormeeray qeybaha isbitaalka. Isbitaalkan ayaa waxaa taakuleeya Hay’adda SAVE THE CHILDREN, Qurbojoogta deegaaanka iyo Bulshada Cadaado, waxaana maamul ahaan hoos tagaa wasaaradda caafimaadka […]

Continue Reading

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo si kulul u weeraray Xildhibaanada Federaalka

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaa ayaa si kulul loogu weeraray xildhibaanada Federaalka ku matala Galmudug. War-Saxaafadeed Warqadda lagu baahiyey baraha bulshada oo ku taariikhaysan 28 May 2018, ujeedadeeduna ahayd caddayn mawqifka aqlabiyadda xildhibaanada iyo senotorada qaranka ee laga soo doorto Dowlad Goboleedka Galmudug ee ku aadan xaaladda khilaafka Galmudug […]

Continue Reading

M. Xaashi iyo Cali Gacal oo aqbalay Dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa warqad ay u direen wasiirka Arimaha Gudaha DFS waxa ay ku sheegeen in ay aqabaleen baaqii wasiirka ee ahaa la dhexdhexaadiyo Madaxda Galmudug, xalna loo helo tabashada beelaha Galmudug. Labadan Masuul oo ku sugan Magaalada Cadaado ayaa hogaaminaya garab ka […]

Continue Reading

Daawo: Cadaado oo laga dhagax dhigay Xarunta Barlamaanka Galmudug

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa maanta si wadajir ah maanta Magaalada Cadaado uga  dhagax dhigay xarunta Barlamaanka Galmudug. Masuuliyiinta oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha xarunta barlamaanka Galmudug, iyagoo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay ka qeyb qaataan dhismaha xaruntaan […]

Continue Reading