Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka tacsiyadeyay geerdii Nabadoon Xuseen Geedi Jimcaale oo ahaa Nabadoonka Beesha Qubeys, sidoo kale wuxuu ka mid ahaa nabadoonada Galmudug, Nabadoonka ayaa gacan ka xaqdarani ku dishay magaalada Muqdisho.
Innaa lilaahi wa inaa ilaaheyi raajicuun. Allaha u naxariisto Nabadoonka.