Daawo: Magaalada Cadaado si weyn looga Ciiday

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyada oo aysan wax khilaaf ah, Masaajidda goobaha Barxadaha ayaa lagu oogay salaadda ciida, waxaana Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal Bulshada kala qeyb galeen Tukashada Salaadda fagaaraha Masjidka Tabliiqa. Madaxda oo salaadda ka dib goobta ka hadlay ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Hanbalyada Ciidda u diray Shacabka Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele ( Xaaf) ayaa shacabka Soomaaliyeed, gaarahaan shacabka Galmudug meelkasta oo ay joogaan udiray hambalyada munaasabada Ciidul-Fitriga, isaga oo sanadkaan sandkiisa kale u rajeeyay in ay ku gaaraan Caafimaad, Nabad iyo Barwaaqo. Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Galmudug meel walbo oo ay Caalamka ka joogaan waxaan ku sallaamayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Dusmareeb ka dhagax-dhigay 3 Xarumood (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta siwadajir ah uga dhagax dhigay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug Xarumo dhowr ah, Waxaana ka mid ah Xarunta Wasaarada Warfaafinta, Xarunta ciidamada Daraawiishta iyo Xarunta ciidamada Nabad-Sugida Galmudug. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kormeeray Xaruntii hore ee ciidamada Xooga dalka qaybta […]

Continue Reading

Jaamacadda SIU oo Tababar u qabatay Ardayda ka qalinjabiyey Dugsiyada Sare Cadaado (Sawirro)

Xubno ka socday Jaamacadda Caalimiga Soomaaliya (Somali International University SIU ) ayaa magaalada Cadaado tababar ugu qabtay Ardayda sanadkaan ka qalinjabiyey Dugsiyada Sare Cadaado. Tababarkan ayaa ardayda loogu sharaxay kuliyadaha Jaamacadda SIU, iyo habka xulashada kuliyadaha. Sidoo kale ardayda ayaa halkaa ku daawaday muuqaal sharaxaya sida ay jaamacadda SIU ugu heelan tahay waxbarashada bulshada Soomaaliyeed. […]

Continue Reading

Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda JFS oo Xafiis ka furatay Hobyo.”Sawirro”

Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Xafiiskan laga furay magaalada Hobyo ee Maamulka Galmudug ayaa waxa uu qaban doona bixinta Basaboorka iyo kontoroolka dhaqdhaqaayada ka socda Garoonka Diyaaradaha iyo Dakada Hobyo. Munaasabda xariga looga jarayay xafiiska ayaa waxaa […]

Continue Reading

Maandooriye (Xashiish) lagu gubay Hobyo (Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Hobyo ayaa xalay gacanta ku dhigay 150 kiilo oo maandooriyaha Xashiiska oo lagu soo qariyey gaari u socday magaalada Galkacyo. Maandooriyahaan ayaa laga keenay Magaalada Muqdisho, waxaana si dhuumaaleysi ah lagu soo marsiiyey deegaanada ay maamulaan ururka Alshabaab. Ciidmada Milatariga Aagga Bari oo ka warhelay arintaan ayaa gaari […]

Continue Reading