Odayaasha Mudug oo Musuq ku Eedeeyey Xaliimo Yarey (Video)

Odayaasha dhaqanka gobolka Mudug ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay eedeyn kulul ujeediyeen Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yarey. Odayaashan ayaa ku eedeeyey Xaliimo in xubnihii guddiga doorashooyinka u fadhinaya xafiiskooda Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay siisay hal beel, hadaba halkaan ka daawo hadalka Odayaasha.

Continue Reading

Xaaf oo xiriirka u jaray Dowladda Dhexe

Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudugta Dhuusamareeb ayaa warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa waxa uu ku sheegay inuu joojiyey wadashaqeyntii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa kadib kulankii Garoowe ee caleemasaarkii Saciid Deni Janaayo 2019, wuxuu amray in lala shaqeeyo wasiirada Xaaf, waxaana talaabadan uu qaaday Xaaf ee xiriirka  Dowladda Dhexe culeys ku kordhin […]

Continue Reading

Cali Gacal oo ka hadlay Doorashada Galmudug

Guddoomiyaha baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa eedeyn kulul uu u jeediyey dowlad goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira. Shir Jaraa’id uu u qabtay Warbaahinta ayuu ku sheegay in Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ay […]

Continue Reading

Xisbiga UPD oo ka hadlay Xaaladda Galmudug

Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Galmudug, dooroshada Dowlad Goboleedka Jubaland, xiriirka iskaashiga iyo xoojinta nabadda ee dhawaan dhexmaray Puntland iyo Galmudug iyo khilaafka guud ee sii xoogeystay ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Ka dib markii uu Xisbiga UPD […]

Continue Reading

Faafaahin: Dad loo qabtay Qaraxii Fashilmay ee Guriceel (Sawirro)

Ciidamada Amniga degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa wada baaritaano ay ku dabagalayaan dadkii ka dambeeyey qaraxii shalay fashilmay, faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhagar qabihii isqarxin rabay, waxaana magaciisa lagu soo koobay Maxamuud Nuur oo u dhashay beesha Raxanweyn, ninkan ayaa la sheegay inuu wali ku adkeysanayo fikirkiisa, inkastoo uu qaraxii ka fashilmay. Dhagar […]

Continue Reading

Faafaahin nin isqarxin rabay oo lagu qabtay Guriceel (Sawirro)

Degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa maanta Ciidanka Amniga waxay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu sitay walxaha qarxa, ninkan ayaa doonayey inuu isku qarxiyo Madax iyo shacab ku sugnaa Barxadda Quraca Shinbiro Oonshe ee degmada Guriceel, halkaas oo lagu xusayey saraakiishii iyo Askartii Ahlu sunna ee ku geeriyootay dagaalkii ay la galeen Alshabaab. Goobta […]

Continue Reading

Daawo: Imtixaanka Fasalka 8aad oo ka bilowday deegaanada Galmudug

Wasaaradda Waxbrashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa markii ugu horeysay sanadkan qaadaysa imtixaanka mideysan ee Fasalka 8aad Dugsiga Dhexe. ilaa 14 Goobood ayaa maanta 18/05/2019 uu ka bilowday imtixaanka, waxaana u fadhiistay arday gaaraysa 2240 arday. imtixaankan ayaa ka dhacaya dhammaan deegaanada Galmudug maamusho. Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo wasiirka Waxbarashada Galmudug ayaa si […]

Continue Reading

Booliska oo xiray Ninkii bixiyey Qishka Imtixaanka Dugsiga Sare

Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay gacanta kusoo dhigeen nin ay ku sheegeen inuu yahay qofkii sida khiyaanada ahayd u bixiyay macluumaadkii Imtixaanka dugsiga sare ee Soomaaliya. Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, oo ah taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in ay baaritaanno […]

Continue Reading