XAAF oo Sheegay ciddii bixisay Amarka in Reer KG ka baxaan Dhuusamareeb (Daawo)

Axmed Ducaale Xaaf oo Tacsi u diray dadkii Reer koofur Galbeed ee lagu laayey Gaalkacyo ayaa sidoo kale ka hadlay ciddii bixisay Amarka in Reer KG ka baxaan Dhuusamareeb iyo Guriceel. Hadalka Xaaf ayaa kusoo aadaya iyadoo todobaadkan 13 qofood lagu dilay Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo, dadkaas oo kasoo jeeda Koofur Galbeed. halkaan ka daawo hadalka […]

Continue Reading

4 Qof oo Reer Koofur Galbeed ah oo lagu dilay duleedka Dhuusamareeb

Duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa xalay lagu dilay 4 ruux oo ka soojeeda Koofur Galbeed. Falka lagu dilay dadkaas ayaa xalay waxaa uu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Dhiin-waris oo 12 KM Magaalada Dhuusamareeb,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Afarta ruux […]

Continue Reading

Daawo: Ehelada Marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed oo Baaq u diray Dowladda

Ehelada Marxuum G/Dhexe Boolis Cabdi Cali Seed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay baaritaan dhab ah ku sameyso falkii geerida Marxuumka, sidoo kale waxa ay codsadeen in Garsoor Cadaalad ah la horkeeno dadka lagu tuhmayo in ay ka dambeeyaan dilka Marxuumka. Meydka Gaashaanle Dhexe Cabdi […]

Continue Reading

Daawo: Cabdirashiid Cartan oo ka horyimid Xil ka qaadistii Xaaf ku sameeyey

Gudoomiyihii Gobolka Mudug Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan ayaa ka horyimid Xil ka qaadistii uu ku sameeyey Xaaf. Cabdirashiid ayaa muujiyey sida uu uga soo horjeedo arintaan, sidoo kale waxa uu sheegay inuu la tashaday odayaasha gobolka Mudug, uuna sii wadan doono shaqadiisa. Mr. Cartan ayaa shirkan jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho oo uu sheegay inuu […]

Continue Reading

Sarkaal u shaqeynayey QM oo lagu dilay Galkacyo

Kooxo hubeysan ayaa Magaalada Gaalkacyo xalay ku dilay Maxamed Cabdi Kheyre (Vimto) oo ka mid ahaa shaqaallaha Hay’addaha Qaramada Midoobey ee ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dilka ayaa ka dhacay qeybta Gaalkacyo ee Galmudug, waxaana Vimto toogtay labo nin oo Bastoolado ku hubeysan xilli uu kasoo baxay Masjid ku yaalla Xaafadda Astaan Hobyo […]

Continue Reading