Odayaasha Mudug oo Musuq ku Eedeeyey Xaliimo Yarey (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Odayaasha dhaqanka gobolka Mudug ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay eedeyn kulul ujeediyeen Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yarey.

Odayaashan ayaa ku eedeeyey Xaliimo in xubnihii guddiga doorashooyinka u fadhinaya xafiiskooda Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay siisay hal beel, hadaba halkaan ka daawo hadalka Odayaasha.

Aragtidaada ka dhiibo