Daawo: Dood Furan | Galmudug (Caqabadaha iyo Xalka ) | M. Tiiceey

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waa Dood Furan oo ay soo agaasintay Madasha Heego Forum ee ka dhisan Galmudug, waxaana marti ku ah Maxamed Aadan Tiicey Madaxweynihii hore Ximan & Xeeb.

Ciwaanka Doodda GALMUDUG CAQABADAHA IYO XALKA.

halkaan ka daawo Muuqaalka Doodda oo dhameystiran

Share garee oo la wadaag saaxiibadaa