Daawo: Cabdirashiid Cartan oo ka horyimid Xil ka qaadistii Xaaf ku sameeyey

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudoomiyihii Gobolka Mudug Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan ayaa ka horyimid Xil ka qaadistii uu ku sameeyey Xaaf.

Cabdirashiid ayaa muujiyey sida uu uga soo horjeedo arintaan, sidoo kale waxa uu sheegay inuu la tashaday odayaasha gobolka Mudug, uuna sii wadan doono shaqadiisa.

Mr. Cartan ayaa shirkan jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho oo uu sheegay inuu ku joogo Safar Shaqo, dhanka kale wuxuu ka hadlay khilaafka u dhexeeya Xaaf iyo Madaxda Dowladda Dhexe. Halkaan hoose ka daawo Muuqaalka.

Aragtidaada ka dhiibo