Daawo: Ehelada Marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed oo Baaq u diray Dowladda

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Ehelada Marxuum G/Dhexe Boolis Cabdi Cali Seed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay baaritaan dhab ah ku sameyso falkii geerida Marxuumka, sidoo kale waxa ay codsadeen in Garsoor Cadaalad ah la horkeeno dadka lagu tuhmayo in ay ka dambeeyaan dilka Marxuumka.

Meydka Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed ayaa 7 bishan Juun laga helay isagoo daldalan gudaha xerada sheelare degmada Xamarjajab magaalada Muqdisho.

Halkaan ka daawo Muuqaalka Video oo dhameystiran