Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb

Xaaladda siyaasadeed ee ka jirta magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug ayaa cakiran, ma jirin waxa kulamo ah oo dhacay shalay iyo xalay. Marka laga reebo xildhibaan Ubax Tahliil iyo Xildhibaan Cabdixakiin oo kulamo kooban la yeeshay Xaaf, iyagoo ka codsaday in uu wada hadalka qeyb ka noqdo. Xaaf ayaa ku adkeysana inuusan kulan la qaadan wafdiga […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug?

Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ayaa wajahaysa duufaan siyaasadeed oo ka curatay Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, Waxaana shalay halkaas gaaray wafdi ka socda Dowladda Dhexe oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi M. Sabriye. Imaanshiyaha Sabriye ayaa muujiyey kala jab ku yimid isbaheysigii Dhuusamareeb, waxaana Axmed Ducaale Xaaf shalay soo saaray in Wafdiga Dowladda Dhexe […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug

Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan xaalad siyaasadeed ka aloosan magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Xaaf iyo Madaxda Ahlu sunna ayaa halkaas shirar ku lahaa saacadihii lasoo dhaafay. Goordhow waxaa halkaas gaaray Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka horyimid warqaddii wasaaradda Arimaha Gudaha, isagoo kulan la leh Axmed Ducaale Xaaf. Sidoo […]

Continue Reading

Xaaf: Ciidanka Dowladda ayaa ka dambeeyey dadkii lagu laayey Gaalkacyo (Video)

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay warqad maalin ka hor ka soo baxday Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaaalka Soomaaliya, Sidoo kale Xaaf ayaa ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 21aad ku eedeeyey in ay ka dambeeyaan dadkii reer Koofur Galbeed ee lagu laayey Gaalkacyo. Xaaf ayaa sheegay in Askar […]

Continue Reading

Galmudug: Laba daran mid dooro!!!

Galmudug waxey noqotey mashruuc lagu danaysto. 44 Xildhibaan ee laga soo doortey waxa keliya ee xilligaan ku fikirayaan waa sidii Xildhibaan walba uu ku soo laaban lahaa 2020 ka. Xuldhibaannada diidan warqada ka soo baxdey Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka, warqadaas uma diidana in ay sharci daro tahay iyo inkale, danna kama laha in Galmudug […]

Continue Reading

Sh. Shaakir oo sheegay in la qabtay Raggii Shacabka ku dilay duleedka Dhuusamareeb

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay warbaahinta Kula hadlay Xafiiskiisa magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay falal dil ah oo ka kala dhacay Deegaanada Galmudug kuwaas oo ay waxyeelo kasoo gaartay Dad Shacab ah oo Deegaan ahaan kasoo jeeda maamulka Koonfur galbeed. Sheekh Shaakir ayaa waxaa uu Tacsi u diray eheladii dadkii lagu dilay dhamaanba […]

Continue Reading