Dhageyso;Galmudug oo Cambaareysay weerarkii kadhacay Galkacyo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa Canbaareeyay Weerarkii barkhanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Qasaare Naf iyo Maalba leh geystay.

Madaxweyne ku xegeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan.

Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay laba Qarax oo oo waqti yar kala danbeyn ku waas oo aan wali lasoo Gudbin qasaaraha rasmiga ah ee ay geysteen Balse waxaa la sheegay in ay Jiraan Qasaare gaaraya 23 dhimasho ayh iyo 53 dhaawac ah

Halkaan Hoose kadhageyso codka madaxweyne kuxigeenka galmudug

Comments are closed.