Ugaaska Beesha Ceyr oo Magaalada Cadaado kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Galmudug

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo ah Ugaaska Beesha Ceyr oo Shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug ayaa Xalay waxaa uu Kulamo la qaatay Guddiga Doorashooyinka Dowladda Galmudug.  Kulanka Ugaas Xasan Ugaas Maxamed iyo Guddiga Doorshooyinka Heerka Dowlad Goboleed ayaa ka wada hadlay qaabka ay u socdaan Talaabooyinka lagu soo dooranayo Labada […]

Continue Reading

Sawirro: Ugaaska Beesha Ceyr oo si diiran loogu soo dhaweeyey Cadaado

Waxaa galab si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed. Ugaas Xasan ayaa waxaa duleedka magaalada uga hortagay madax iyo shacab farabadan, waxaana ugaasku kasoo kicitimay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay ka taliyaan Ahlu sunna oo dhowr jeer oo hore u diiday in uu Cadaado u safro. […]

Continue Reading

Galmudug: Shuruudaha laga doonaayo Musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Galmudug, ayaa soo bandhigay Shuruudaha laga doonaayo ruuxa ka u tartamaya Aqalka Sare ee Maamulka Galmudug. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug Yuusuf Maxamed oo Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado, ayaa sheegay gabi ahaanba qof xil Siyaasadeed haaya inuusan u tartami karin Aqalka Sare ee Galmudug. Waxa uu sheegay […]

Continue Reading

Akhriso: Madaxweynaha Galmudug oo wareegto kasoo saaray Howlaha Doorashada

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto kasoo saaray hakinta howlaha dowlada inta lagu guda jiro doorashada. Wareegtadan ayaa kusoo aaday xili magaalada Cadaado ay marti galinayso doorashada xildhibaanada Galmudug u matalaya aqalada Hoose iyo Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Continue Reading

Akhriso: Guuleed oo Magacaabay Guddi soo baara Duqeyntii Bariga Galkacyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1 October 2016 wareegto ku magacaabay guddi baaritaan ku sameeya duqeyntii Maraykanku ku dilay Askar ka tirsan ciidamada Galmudug duleedka Galkacyo. Gudigan ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka Amniga Cismaan Nuur Taar dhuleed, waxaana ku jira Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Cumar Guureeye, […]

Continue Reading

SAWIRO:Dhaawacyada askartii Galmudug ee duqeyntii mareykanka oo muqdisho loo qaaday

maamulka galmudug ayaa maanta caafimaad ahaan ugu qaaday magaalada muqdisho askartii diyaradaha mareykanka ku duqeeyeen deegaanka jeexdin ee bariga magaalada galkacyo. askartani laqaaday ayaa ahaa kuwo dhaawacyo kala duwan qaba waxaana maanta diyaarad lagasaaray magaalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug. qaadista askartani ayaa timid kadib markii maanta magaalada galkacyo uu kadegay madaxweyniihii  maamulkii hore ee […]

Continue Reading

Akhriso:Maamulka Galmudug oo warsaxaafadeed kasoo saaray duqeyntii kadhacday Duleedka Galkacyo

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta warsaxaafadeed ka soosaartay weerkii shalay ciidamada cirka mareeykanka ay ku weerareen saldhig ciidamada daraawiishta Galmudug ay ku lahaayeen bariga magaalada Galkacyo weerarkaas oo ay ku dhinteen 13 askari , 7 kalana ay ku dhaawacmeen iya doona hal askari aan wali lahayn nololo iyo gaari  iyo burbur ku yimid gadiidka ciidanka […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada oo mowqif cad ka istaagay duqeyntii Mareykanka ee Gaalkacyo (Akhriso)

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow war ka soo saaray duqeyntii Mareykanka uu ku beegsaday Ciidamada Maamulka Galmudug, iyadoo walaac looga muujiyay sheegashada Puntland ee ku aadan duqeynta ka dhacday duleedka Gaalkacyo. War qoraal ah oo ka soo baxay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Maxamed Cumar Carteh ayaa lagu sheegay go’aan gole oo ku saabsan asnixinta war-muritiyeedka […]

Continue Reading

Dhageyso:Madaxweynaha galmudug ayaa kahadlay Duqeyntii diyaradaha mareykanka ugeysten ciidamo katirsan Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo galinkii dambe ee maanta soo gaaray magalada cadaado ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay duqeyntii ciidamada dowlada markeynka ay u geysteen ciidamo ka tirsan maamulka galmudug oo maray deegaanka jeexdin ee bariga gobolka mudug, Guuleed ayaa sheegay in cida ka dambeysa falkaasi ay hada wada hadal u socdaan isagoona ugu baaaqay […]

Continue Reading