Akhriso: Guuleed oo Magacaabay Guddi soo baara Duqeyntii Bariga Galkacyo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1 October 2016 wareegto ku magacaabay guddi baaritaan ku sameeya duqeyntii Maraykanku ku dilay Askar ka tirsan ciidamada Galmudug duleedka Galkacyo.

Gudigan ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka Amniga Cismaan Nuur Taar dhuleed, waxaana ku jira Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Cumar Guureeye, Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Degmada Galkacyo, Taliyayaasha Ciidamada NISA, Booliska iyo Daraawiishta Galmudug, Abaanduulaha Qeybta 21-aad.

Hoos ka akhriso wareegtada Madaxweynaha

002

Tagged

Comments are closed.