Wasiir Odowaa oo ku guuleystay dhammeystirka Federaaleynta Soomaaliya

Maamulka HirShabelle ayaa ugu dambeyn la soo dhameystiray, kaasoo in ka badan 9 bilood loo fadhiyey  Magaalada  Jowhar oo iminka u soo banbaxday in ay noqoto caasimada maamulkaas oo dhisaddiisa intuu uu socday ay soo wajaheen caqabado iyo jahwareer  oo ay marar badan shirka ay ka baxeen odoyada qabaa’ilada dega labada gobol. Wasaarada Arrimaha Gudaha […]

Continue Reading

Wasiir iska casilay Xukuumadda maamulka Galmudug

22/10/2016 JAMHURIYADDA FADARALKA SOMALIA Dowlad Gobaledka Soomaliyeed ee Galmudug U JEEDO Is casilid Ku Madaxweynaha Ku- Madaxweyne ku xigeenka Ku Godoonka Baarlamaanka Og Wasiirka Wasaaradda Anigoo ah Abdi Fatah mohamud Ahmed Wasiir ku xigeenka wasaradda Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Gobaledka Galmudug Waxaan halkaan ku cadatnayaa maanta oo ay ku beegan tahy 22/10 2016 […]

Continue Reading

Sawirro Qurux badan Horumarka Baydhabo Janaay. #Dalnuurshe

Baydhabo oo ah xarunta Gobalka Baay iyo xarunta kumeel gaarka ah mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, waa magaalo isbeddel samaysey dhanka dhismayaasha, ganacsiga iyo xagga amniga. Baydhabo waxay ka kooban tahay sida caadiga ah Afar xaafadood oo kala ah Howlwadaag, Bardaale, Horseed iyo Isha, xaafahadaas ayaa waxaa kasii farcamay afar kale oo xaafadood waana sababta keentey […]

Continue Reading

Burcad-badeed Sii daayey 22 Badmaax kana Qaadatay 2.2 Milyan oo Madax furasho ah

Shabakada Ceelhuur Online ayaa goordhow heshay Xog ah in koox burcadbadeed Soomaali ah ay sii dayeen 22 badmaax oo isugu jiray 13 Badmaax oo u dhashay dalka China, halka 9 kalena u dhasheen dalka Taiwan, waxaa ayna ka qaateen lacag gaaraysa 2.2 Milyan dollar  Maraykanka ( Laba Milyan iyo laba boqol oo kun). Diyaarad yar […]

Continue Reading

Daawo: Senator Abshir Bukhari oo Bacaha Roobka ugu deeqay 186 Qoys

Qoysaskan oo gaaraya ilaa 186-Qoys ayaa isugu jira kuwa horay u daganaa Cadaado iyo qaar maalmo ka hor ka soo barakacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa deeqdan Teendhooyinka ah maanta soo gaarsiiyay Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sare ee dhawaan la doortay. Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Tootoole oo ka mid ahaa […]

Continue Reading

Akhriso: Galmudug iyo Puntland oo heshiis hordhac ka gaaray Colaadii Galkacyo

Sida maanta lagu daabacay bogga ay internetka ku leedahay wasaaaradda arimaha dibadda dalka itoobiya Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo Puntland ayaa heshiis hordhac ah ka gaaray colaada ka aloosan magaalada Galkacyo oo ay ku barakaceen dad ka badan 50,000 qof sida ay sheegtay hay’adda UNHCR. Warbixintan ayaa lagu sheegay in labada maamul ay ku […]

Continue Reading

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay 4 waddo cusub Magaalada Cadaado

Hogaamiyaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa maanta dhagax dhigay afar waddo cusub oo laga dhisayo xaafadaha magaalada Cadaado, waxaana mashruucan hirgalinaya Maamulka Degmada Cadaado iyagoo gacan ka helaya Mashruuca JPLG (Joint Program Local Governments) oo ah sanduuq ay ku midoobeen hay’adaha UNka si loo kabo hormarka degmooyinka. Mashruucan ayaa waxaa ku baxay dhaqaale kor u dhaafaya […]

Continue Reading

Daawo: C/kariin Guuleed oo Baaq u diray Ugaaska Beesha Xawaadle

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado ayaa ka warbixiyey doorashadii madaxda maamulka Hirshabeelle oo uu ka qeybgalay, isagoo baaq u diray Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas khaliif, hadaba hoos ka daawo hadalka Madaxweynaha.

Continue Reading

C/kariim Guuleed oo dib ugu soo laabtay Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado, Guuleed ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya xubnaha aqalka sare ee dhawaan la doortay, Wafdigan ayaa ka qeybgalay doorshadii Madaxweynaha Hirshabeelle  oo shalay ka dhacday Magaalada Jowhar. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiin sare, Madaxweynaha ayaa markale hambalyo […]

Continue Reading

AAWAY WASAARADIHII GALMUDUG? W/Q: Abdi Hassan Awoowe

Golaha wasiirrada Galmudug oo la magacaabay taariikhdu markay ahayd 28 August 2015 hadda waxay jirsadeen sanad iyo dhowr bilood, balse nasiib darro waxay noqdeen wasaarado khiyaali ah oo aan dhaafsiisnayn warqaddii uu magacaabistooda ku qoray madaxwaynaha Galmudug Cabdi kariin xuseen Guuleed, Wasaaradihii uu madaxwayne Cabdikariin magacaabay waxay tiro ahaan gaarayeen 24 wasaaradood, hasa yeeshee waxaa […]

Continue Reading