Madaxweynaha Galmudug oo gaaray godinlabe iyo xabad wali kasocota

Madaxweyaha Galmudug c/kariin xuseen guuleed ayaa goordhow gaaray maagalada godinlabe oo ay kudagaalameen ciidamada galmudug iyo malaashiyaad iyo  ahlusuna oo is garabsanaya. Godinlabe maanta waxaa gacan ku heyntiisa la wareegay Ciidanka Ahlu-suna iyo Maleeshiyaad hubeysan kadib markii ay halkaasi kula dagaalameen Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Galmudug. madaxweynaha galmudug kuxegeenkiisa wasiiro iyo xildhibaano ayaa kusagan kontorolka soke ee soo […]

Continue Reading

Abshir Bukhaari oo ku guuleystay kursiga Beesha Saleebaan (Sawirro)

Musharax Xildhibaan aqalka sare Abshir Axmed Maxamed Bukhaari ayaa 47 cod ku guuleystay kursigii beesha Saleebaan habargidir, waxaan kula tartamayey labada musharax Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor oo helay 24 cod, halka musharax Kamaal Daahir Xasan oo helay 16 cod, hal cod wuu halaabay. Waa xildhibaankii ugu horeeyey Soomaaliya oo idil ee ku guuleystay kuraasta aqalka […]

Continue Reading

Doorashada Xubnaha Aqalka sare oo maanta Cadaado ka dhaceysa

Waxaa magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug saaka ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada xubnaha u tartamaya aqalka sare, waxaana ku tartamayaa 19 musharax oo ku loolamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Galmudug ku leedahay aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka ah Soomaaliya. Musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare ayaa laba […]

Continue Reading

Daawo: Ra’iisul wasaare Sharmaake oo galabta soo gaaray Cadaado

Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Cadaado fadhiga dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay Raiisul wasaaraha Soomaliya cumar cabdirashiid. Ujeedada safarka Raiisul wasaaraha ayaa lagu sheegay sidii  wada hadal loogu dhameyn lahaa xiisadda […]

Continue Reading

R/Wasaaraha Soomaaliya oo maanta imaanaya Cadaado

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal waxaa la filayaa in goordhow uu Cadaado soo gaaraan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  Mudane Cumar C/rashiid cali sharmaake iyo wafdi uu hogaaminaayo, qabanqaabada soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha ayaa ka socota Magaalada. Ujeedada safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa salka ku haysa daminta Colaada ka dhex aloosan Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku […]

Continue Reading

Galmudug oo si buuxda ula wareegtay Godinlabe

Waxaa saaka dagan jawiga magaalada Godinlabe, waxaana si buuxda ula wareegay ciidamada Galmudug, kadib markii xalay saqdii dhexe ay isaga baxeen ciidankii Ahlu sunno. Ciidanka Galmudug ayaa hadda ku sugan inta u dhaxeysa Godinlabe iyo mareergur, halka kuwa Ahlu sunno joogaan mareergur, waxaana Odayaasha Cadaado ku guuleysteen inuu isasoo dhiibo sarkaal lagu magacaabo C/qaadir Afweyne […]

Continue Reading

Galmudug oo warka soo saartay dagaalada Puntland iyo Sufo ku soo qaadeen

War-Saxaafadeed Dowlad Goboleedka Galmudug waxay cadeyneysaa in dagaallo abaabulan oo sadex geesood ah oo ka kala soconaya deegaanada Gaalkacyo, Miracowleed iyo Godinlabe ee ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Dagaaladaas abaabulan waxaa nagu soo qaaday oo isku bahaysanaya Maamulka Puntland iyo kooxda Sufo, ujeedaduna ay tahay in lagu wiiqo nabadda iyo xasilloonida dadka iyo […]

Continue Reading

Ciidanka Galmudug oo la wareegay Goobta laga dhisayey Maxjarka Galkacyo

Dagaal culus oo galabta ka qarxay galbeedka magaalada Galkacyo ayaa wali socda waxaana ciidanka Galmudug u suurtagalay in ay la wareegaan goobihii dhismaha Maxjarka ka socday. Madaafiic culus ayaa la isweydaarsanayaa, waxaa dagaalkan yahay mid xooggan, daryanka madaafiicda ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada, waxaana la sheegayaa in labada iska gubeen gawaari dagaal. Dhaawacya ayaa la […]

Continue Reading

Dagaal Culus iyo Duqeyn ka socota Magaalada Galkacyo

Waxaa goordhow ka bilowday magaalada Galkacyo Dagaal culus oo ku bilowday duqeyn madaafiic, waxaana ciidamada Puntland koofurta Galkacyo ku duqeeyey Madaafiic, lamana khaasaraha ka dhashay madaafiicdaas, inkasta oo ay ku dhacayeen goobo banaanka magaalada ah, kadibna waxaa xaafada Garsoor ka socda Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland. Dagaalka oo daqiiqaado socda […]

Continue Reading