Doorashada Aqalka hoose Galmudug oo goordhow ka bilaabanaysa Cadaado

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Xarunta madaxtooyada oo aan hadda ku suganahay waxaa buux dhaafiyey musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo kala ah:

1. Kursi beel koofureed Ceyr.

2. Kursi beel waqooyi Ceyr

3. Kursi beesha Madhibaan.

Ergada ayaa wali soo gaarin goobta doorashada, guddiga doorashada ayaa shir kula madaxweynaha Galmudug C/ kariim.

Kuraasta maanta loo dooranayo musharixiinta uu ka mid yahay Mahad Salaad iyo Jeneraal Subxaanyo, wixii kusoo kordha kala soco halkaan.

Maxamed Dhagacade

Cadaado- Galmudug, Soomaaliya

Comments are closed.