Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado(Faallo). W/Q: Wariye Axmed C/Salaan
Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado. Waxaa sida aan ognahay magaalada cadaado ka socota doorashada xubnaha aqalka hoose maamulka galmudug u matalaya dowlada federaalka ah ee soomaliya. Doorashada intii ay socotay waxaa soo wajahay marxalado kala duwan sida in dad ay ku dhintaan in la weeraro aqalka ay […]
Continue Reading