Galmudug oo ka hadashay dilkii ka dhacay Albaabka Madaxtooyada
Warsaxaafadeed goordhow soo gaaray warqabada ceelhuur.com ayaa looga hadlay dhacdadii foosha xumeyd ee maanta lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed, dilka ayaan dhacay xilli ay xaroonayeen ergooyin ka qeyb galayey doorashada ka socota magaalada Cadaado.
Continue Reading