Akhriso: Kuraasta maanta loo tartamayo aqalka hoose- Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

#Doorashada Aqalka Hoose #Cadaado #Galmudug
Waxaa loo tartamayaa maanta haddii alle idmo.

Kursiga 16-aad waa kursiga Beesha Murusade/Foolculus/Daguuro
Waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah:
1. Naciimo Maxamed Gacal
2. Zahra Xaaji Maxamed

Kursiga 17-aad waa kursiga Beesha Murusade/Cabdalla/Sabti
Waxaa ku tartamaya musharixiinta kala ah:
1. Maryan Cariif Qaasim
2. Shamso Cumar Axmed

Kursiga 18-aad waa kursiga beesha Tumaal
Waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah:
1. Yuusuf Xayle Jimcaale
2. Khadiijo Xaashi Gacal
3. Zahra Maxamed Cali Samatar

Kursiga 19-aad waa kursiga Beesha Wacdaan
Waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah:
1. Maryan Xaaji Cabdi Geedi
2. Miski Xasan Shidane

Musharax Zahra Xaaji Maxamed  oo u tartamaysay kursiga beesha Murusade Foolculus Daguuro ayaa sheegtay in ay qaadacday doorashada, waxayna intaa ku dartay in ergo ay soo xulatay musharax kale aysan kula tartameynin.

 

7 thoughts on “Akhriso: Kuraasta maanta loo tartamayo aqalka hoose- Cadaado

Comments are closed.