Wafdi UN- ah oo qaabilsan Miinooyin oo Booqday Cadaado

Wafdi ka socday Qaramada Middobay (UN)ka Gaar ahaan kuwa Qaabilsan Dhanka Miina Baarista iyo Qalabeenta Ciidanka Booliska ayaa Gaaray Maanta Magaalada Cadaado, kuwaasi oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug. Wafdiga ayaa loo soo Bandhigay inta uu kulanka socday Muuqaal ku saabsan dhibaatata […]

Continue Reading

Musharax C/qaadir Cosoble oo gaaray Magaalada Kismaayo (Sawirro)

Musharaxa Madaxweynaha C/qaadir Cosoble Cali ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, halkaasoo aheyd maalmihii la soo dhaafay tagayeen Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha. Mr C/qaadir Cosoble ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Xildhibaanada labada aqal, Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland. Waxaa uu shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada Aqal, isagoo u […]

Continue Reading

Galmudug oo taalo u dhiseysa Askartii Mareykanka uu ku laayay deegaanka Jeexdin (Sawirro)

Maamulka Galmudug ayaa taallo u dhisaya Ciidankii Mareykanka uu 28-kii September ee sanadkan ku laayay deegaanka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug. Qaar ka  mid ah Mas’uuliyiinta deegaanka iyo Qurbajoogta deegaankaas ayaa hadda dhagax dhigay Taallo loo dhisayo Ciidamada Galmudug uga dhintay weerarkii ay Mareykanka ka fuliyeen Gobolkaasi dhowr bilood ka hor. Dowladda Mareykanka ayaa raalli […]

Continue Reading

Gudiga doorashada Galmudug iyo kan Federaalka oo isku khilaafsan Sharciyadda Qaar kamid ah kuraastii lagu doortay Cadaado (Cadeyn)

Shakabadda Ceelhuur Online (ceelhuur.com) ayaa heshay warqad gudiga doorashada Galmudug u diray gudiga doorashooyinka dadba ee Federaalka, warqad ayay ka muuqataa in labada guddi isku khilaafsan yihiin sharciyadda qaar ka mid ah kuraasta lagu doortay magaalada Cadaado. Gudiga doorashada Galmudug ayaa difaacay in dhammaan kuraaastii lagu doortay Cadaado ay doorashadoodu u dhacday si sharci ah […]

Continue Reading

Galmudug oo soo gabangabeysay doorashadii Xildhibaanada cusub

Waxaa soo gabangaboobay doorashadii ka socotay magalaada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug. Magaalada Cadaado oo kamid lixda xarun doorasho ee sanadkan lagu dooranayey xildhibaanada Aqalada Sare iyo Hoose, waxaana halkaan lagu doortay 44 xildhibaan (36 aqalka hoose + 8 aqalka sare), waxaa Galmudug kaalinta labaad ka gashay xaqiijinta qoondada haweenka 25% (9 […]

Continue Reading

Mudanayaashii lagu doortay Cadaado oo Shahaadooyinkii xildhibaanimo la gudoonsiiyey (Sawirro)

Munaasabad xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa shahaadooyinkii xildhibaanimo lagu gudoonsiiyey mudanayaasha lagu doortay Cadaado. Munaasabadda ayaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, wasiirka arimaha gudaha Dfs C/raxmaan Odawaa oo ka mid ahaa xildhibaanada Cadaado lagu doortay, mudanaayasha cusub ee labada aqal, wasiiro iyo xildhibaano Galmudug iyo marti Sharaf […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha garoonka diyaaradaha iyo xarunta degmada Hobyo oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Wasiiru dawlaha Gaadiidka, cirka iyo dhulka Galmudug Cabdulle Xasan Nuur, Wasiir ku xigeenka wasaaradda hawlaha guud ee Galmudug Axmed Cabdullaahi Maxamed ilkacase iyo guddoomiyaha degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cali ayaa si wada jira u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Hobyo iyo xarunta degmada oo  lagu dhisidoono  mashruuca tabar-wadaag. Mashruuca tabarwadaag ee lagu dhisayo garoonka […]

Continue Reading

Cabdishakuur Cali Mire oo maanta lagu doortay Cadaado (Sawirro)

Wasiirka Kuxigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire ayaa ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Cadaado. C/shakuur Cali Mire ayaa ku guuleystay 49 cod kursiga 35-aad Beesha Mareexaan/ Ilmo Adeero, halka musharixii kale C/risaaq Cali Jaamac uu helay 2 cod, doorashada ka socota Cadaado ayaa waxaa haray 1 kursi […]

Continue Reading