Tottenham Hotspur Oo Xaqiijisay Saxiixa Lucas Moura

Tottenham Hotspur ayaa xaqiijisay inay lasoo saxiixatay Lucas Moura oo ka yimid Paris Saint-Germain heshiis waqti dheer ah. 25 jirkaan ayaa qandaraaska u saxiixay kooxda ka dhisan Waqooyiga London ilaa 2023 ka dib markii uu 25 milyan oo ginni kaga soo wareegay kooxda Ligue 1. Waqtiga uu ku sugnaa caasimadda Faransiiska, ciyaaryahanka reer Brazil ayaa […]

Continue Reading

Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Olivier Giroud

Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxiixa weeraryahanka reer France Olivier Giroud oo ka yimid Arsenal heshiis 18 bilood ah. Giroud, oo 31 jir ah, ayaa xiran doona lambarka 18-aad ee kooxdiisa cusub, waxaana la fahamsan yahay in lacagta lagu iibiyay ay tahay £ 17.5m. Wargeyska ayaa sheegaya in Arsenal ay ku dhawaaqday saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang oo […]

Continue Reading

Pierre-Emerick Aubameyang Oo U Safraya London

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa lagu soo waramayaa inuu imaanayo London galabta Talaadada si uu ugu dhameystiro hishiiska uu kaga soo wareegaayo Borussia Dortmund ee Arsenal. Heshiis 60 milyan oo ginni ah ayaa la fahamsan yahay in ay ku heshiiyeen labada kooxood, taasoo u jiheysaneysa xiddiga reer Gabon si uu u dhameystiro wareega xiga. Sida laga soo […]

Continue Reading

Leroy Sane Oo Garoomada Ka Maqnaanayo Muddo Lix Isbuuc Ah

Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester City Leroy Sane uu garoomada ka maqnaan doono muddo lix isbuuc ah ka dib markii uu dhaawac ka soo gaaray kulankii Cardiff City. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka, oo leh 7 gool sidoo kale 12 caawinaad ka sameeyay Premier League ah iyo […]

Continue Reading

Man City Oo Dhameystiray Heshiiska  Aymeric Laporte

Manchester City ayaa ku dhawaaqday saxiixa daafaca ree  france ee Aymeric Laporte oo ka yimid kooxda Athletic Bilbao, iyadoo la rumeysan yahay in hishiiskaas uu ku kacay 57 milyan oo ginni. 23 jirkaan ayaa Kevin De Bruyne ka dhigtay inuu noqdo saxiixii ugu qaalisanaa ee reer Citizens ka dib markii qandaraaskiisa lagu burburinayay isbuucaan. Laporte, […]

Continue Reading

Arsenal Oo Heshiis Pierre-Emerick Aubameyang Soo Gaba Gabaynaysa

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gaartay Borussia Dortmund si ay ula soo saxiixato weeraryahanka Pierre Emerick Aubameyang. Kooxda Jarmalka ayaa ku jirtay wadahadalo ku aadan  28 jirkaan, iyadoo Gunners u sheegtay inay ku qiimeyneyso 60 milyan oo ginni . Sida laga soo xigtay wargeyska Sky Sports News, waxaa ugu dambeyntii lagu soo […]

Continue Reading

Alvaro Morata Oo Laga Yaabo Inuu Chelsea Ku Soo Laabto Kulanka Bournemouth

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa soo jeediyay inuu dooran doono weeraryahan Alvaro Morata ka dib ciyaartii uu la ciyaarayo Bournemouth habeenka Arbacada. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa seegay seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee Blues isagoo dhaawac dhabarka ah qaba, waxaana sidoo kale la fahamsan yahay inuu murugeysan yahay dhimashada saaxiibkiis ee ku […]

Continue Reading

Cristiano Ronaldo Oo U Dhaqaaqaya Chelsea

Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu u furan yahay fikirka ah inuu ku biiro kooxda heysata horyaalka Premier League ee Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan. Iyadoo la isla dhexx maraayay warar u saabsan mustaqbalkiisa 32 jirkaan tan iyo xagaagii lasoo dhaafay, Ronaldo ayaa ku fikiray inuu ku faraxsaneyn caasimada Spain isagoo arkay […]

Continue Reading

Bayern Munich Oo Arturo Vidal Iska Fasaxaysa 

Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay Arturo Vidal u ogolaanayso xagaagan inuu ka tago ka dib markii uu xaqiijiyaan  Leon Goretzka oo ka imaanaya Schalke 04. Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu dib ula midoobo xiddiga reer Chile, kaasoo uu tababaraha reer Talyaani la shaqeynayay intii uu joogay […]

Continue Reading

Chelsea Oo 26 milyan Ku Dooneysa Edin Dzeko

Chelsea ayaa ugu baaqday Roma inay 26 milyan oo ginni kula soo wareegto weeraryahanka kooxda Manchester City Edin Dzeko, sida lagu sheegay warbixin. 31 jirkaan ayaa ku jira wadahadalo dhexmaraya labada kooxood bishii Janaayo, iyadoo Blues ay dooneyso inay soo xero galiso bartilmaameedkooda. Si kastaba ha ahaatee, agaasimaha kubada cagta ee Monchi ayaa Arbacadii sheegay […]

Continue Reading