John Terry Oo Ka Fikiraya Inuu Aston Villa Sii Joogo

Daafaca kooxda Aston Villa John Terry ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsanayo inuu qandaraaska u kordhiyo kooxda West Midlands sannad kale. Daafacii hore ee Chelsea Terry, kaasoo heshiis hal sanno ah u saxiixay Villa, ayaa doorbidaya inuu kooxda sii joogo ilaa 12 bilood oo dheeraad ah heshiiska uu kula joogo. Wargeyska The Telegraph ayaa […]

Continue Reading

Alexandre Lacazette Oo Maqnaanaayo Ilaa Lix Isbuuc

Weeraryahanka Arsenal Alexandre Lacazette ayaa garoomada ka maqnaan doona ilaa lix isbuuc ka dib markii qaliin looga sameeyay jilibka, sida ay xaqiijisay kooxda. Weeraryahanka Faransiiska Lacazette ayaa qalliin looga sameeyay jilibka bidix subaxnimadii Talaadada, kaasoo 26 jirkaan kasii maqnaan doona garoomada ugu yaraan afar isbuuc. Lacazette ayaa keydka joogay guuldaradii Gunners ka soo gaartay Tottenham […]

Continue Reading

Miralem Pjanic: “Waxaan iska diiday Spurs & Arsenal

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Miralem Pjanic ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax qoomamo ah ka qabin hadii uu u dhaqaaqi Tottenham Hotspur iyo Arsenal horaantii xirfadiisa ciyaareed. Pjanic ayaa 18kii bilood ee u danbeysay ku qaatay Turin, isagoo dhaliyay 12 gool 73 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan ka dib markii uu dhameystiray […]

Continue Reading

Riyad Mahrez Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Leicester City

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Leicester City Riyad Mahrez ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda markii ugu horeysay tan iyo markii maalintii ugu danbeysay uuqa kala iisiga ay kooxdiisa u diiday inuu ku biiro Manchester City. Mahrez ayaa doonayay inuu ka tago King Power Stadium islamarkaana uu ku biiro Man City, iyadoo la fahamsan yahay […]

Continue Reading

Mohamed Elneny: “Arsenal weli way ku guueysan kartaal horyaalka Premier League”

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Mohamed Elneny ayaa ku adkeysanaya in kooxdiisa ay weli ku guuleysan karto horyaalka xilli ciyaareedkan Premier League. Gunners ayaa haatan ku jirta kaalinta lixaad ee horyaalka Premier League – 24 dhibcood ka dambeysa hogaamiyaasha Manchester City iyagoo 12 kulan ciyaaraya xilli ciyaareedkan 2017-18. Arsenal ayaa sidoo kale 11 dhibcood ka […]

Continue Reading

Mohamed Salah Oo Weli Xiriir La Leh Jose Mourinho

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa shaaca ka qaaday inuu weli xiriir wanaagsan la leeyahay Jose Mourinho, inkastoo la sheegay in xiriir fiican uusan ka dhaxeyn xilligii ay Chelsea wada joogeen. Ciyaaryahanka reer Masar ayaa  ku soo biiray Stamford Bridge bishii Janaayo 2014, isagoo 19 kulan  ciyaaray labadii sano ee uu joogay kooxda. Mourinho ma uusan […]

Continue Reading

Riyad Mahrez Oo Wali Ka Maqan Tababarka Leicester City

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Leicester City Riyad Mahrez ayaa seegay tababarkii afaraad ee todobaadkan, sida ay sheegayaan wararka. Mahrez ayaa la ogyahay inuu ku faraxsaneyn Foxes, taasoo diiday codsi ka yimid Algeria dhamaadkii bishii Janaayo, waxaana lagu soo waramayaa inuu dalbaday heshiis qiimihiisu yahay £ 95m si loogu ogolaado inuu ku biiro Manchester City. 26 […]

Continue Reading

Bacary Sagna Oo Ku Biiray Benevento

Bacary Sagna ayaa heshiis la gaaray kooxda Benevento ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan. Sagna ayaa  ka soo tagay Manchester City dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore, waxaana sidoo kale lala xiriirinaayay Crystal Palace 34-jirkaan. Si kastaba ha ahaatee, dhamaadkii bishii lasoo dhaafay, daafaca dambeedka midig ayaa la sheegay inuu ku dhow yahay inuu ku biiro kooxda Benevento, kooxda […]

Continue Reading

Pierre-Emerick Aubameyang Yaa Ku Qanciyay Inuu Ku Biiro Arsenal

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa shaaca ka qaaday inuu go’aansaday inuu u saxiixo Arsenal ka dib markii uu soo wacay  Henrikh Mkhitaryan isagoo ogaaday in uu diyaar u yahay inuu u dhaqaaqo hal meel oo isku ah. xidiga heerka caalamiga ah ee dalka Gabon ayaa la xaqiijiyay maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga uu Gunners u […]

Continue Reading