Liverpool Oo Bisha January Suuqa Dhigaysa Mamadou Sakho

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u yihiin inay iska iibiso Mamadou Sakho marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo . Daafaca Faransiiska ayaa safarka ka horee xili ciyaareedka laga soo diray kadib hab dhaqankiisa oo xuma ,  isaga oo tan iyo maarkaa ka maqnaa kooxda koowaad. Sida laga soo xigtay L’Equipe, kooxda ka dhisan […]

Continue Reading

Eric Bailly Oo La Filaayo Inuu Garoomada Ka Maqnaado Laba bilood

Daafaca kooxda Manchester United Eric Bailly ayaa sheegay in uu  garoomada ka maqnaan  doono muddo labo bilood ah ka dib dhaawac jilibka ah. Tababare Jose Mourinho ayaa ku tilmaamay daafaca kooxda dhaawaciisa mid aad u xun ka dib kulanka axada ee ay guuldaradii 4-0 kaga soo gaartay Chelsea  Stamford Bridge. 22-sano jirkaan, ayaa soo jiitay ee […]

Continue Reading

Olivier Giroud Oo Laga Yaabo Inuu Garoomada Ku Soo Laabto Kulankii Reading

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in Olivier Giroud ay u badan tahay in uu kasoo muudo kulanka habeen danbe ee EFL Cup ee kooxda Reading. Xiddiga reer France ayaa dhaawac ku maqnaan tan iyo markii uu ka dhaawacmay suulka kulankii Gunners 3-0 kaga badiyeen Chelsea  24-ka September. 30-sano jirkakaan ayaa wadada u saaran inuu soo […]

Continue Reading

Lorenzo Insigne Oo Aadi Kara Liverpool

  Weeraryahanka kooxda Napoli Lorenzo Insigne ayaa lagu soo waramayaa inay u furantahay inuu ku biiro kooxda Liverpool, iyadoo wararka sheegaya in wadahadalo heshiis qandaraas cusub uu kula jiray kooxdiisa ay hakad galeen. 25-sano jirkaan ayaa mustaqbalkiisa ciyaareed oo dhan ku qaatay garoonka kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga, isagoo u saftay kooxda koowaad sanadii 2009. Waxaa […]

Continue Reading

Neymar Oo Qalinka Ku Duugay Heshiis Cusub

Neymar ayaa qalinka ku ugu duugay heshiis cusub oo shan sanno ah kooxda Barcelona. Kooxda reer Catalans ayaa ku dhawaaqday Isniintii in xiddiga reer Brazil uu heshiis cusub u saxiixaayo naadiga. 24-sano jirkaan ayaa hore loola xiriiriyay inuu u dhaqaaqo Manchester United iyo Paris Saint-Germain, laakiin waxa uu doortay inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda, halkaas oo […]

Continue Reading

Barcelona Oo War Ka Soo Saartay Dhaawaca Jordi Alba & Gerard Pique

Barcelona ayaa xaqiijisay in Jordi Alba uu seegi doono labada Isbuuc ee soo aadan garoomada kadib dhaawac muruqa ah oo soo gaaray, halka daafaca dhexe Gerard Pique uu seddex isbuuc garoomada kaga maqnaanaayo dhibaato dhanka canqowga. Labada ciyaaryahan ayaa waxay dhaawacyo kasoo gaareen  qeybtii hore ee  kulankii Champions League Barcelona  habeenkii Arbacadii, kaas oo kooxda reer Spain […]

Continue Reading

Pepe Oo U Dhaqaaqaayo Chelsea

Daafaca kooxda Real Madrid Pepe ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsan doono inuu u dhaqaaqo Chelsea haddii marka uu ka tago garoonka Bernabeu. 33-sano jirkaan ayaa ahaa ciyaaryahan Madrid ah tan iyo sanadii 2007 xiligaas oo uu kaga soo biiray kooxda Porto, waxaana la aaminsan yahay in uu raadinaayo heshiis qaali ah. Wararka ayaa sheegaya in […]

Continue Reading