Pepe Oo U Dhaqaaqaayo Chelsea

Ciyaaraha

real-madrids-portuguese-defender-pepe-c

Daafaca kooxda Real Madrid Pepe ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsan doono inuu u dhaqaaqo Chelsea haddii marka uu ka tago garoonka Bernabeu.

33-sano jirkaan ayaa ahaa ciyaaryahan Madrid ah tan iyo sanadii 2007 xiligaas oo uu kaga soo biiray kooxda Porto, waxaana la aaminsan yahay in uu raadinaayo heshiis qaali ah.

Wararka ayaa sheegaya in kooxda reer Spain ay u soo bandhigtay Pepe hal sano oo dheeraad ah,  laakiin daafaca heerka caalami ee dalka Portugal waxa uu haysta heshiis labo sanno ah.

Sida laga soo xigtay The Mirror, Chelsea ayaa xiiseynayso inay u dhaqaaqaan Pepe hadii la heli karo.

 

W/D Hafsa Haji

Comments are closed.