Sergio Ramos Oo Ka Tagi Kara Real Madrid

Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsanaayo inuu u ogolaado kabtanka kooxda Sergio Ramos inuu ka tago Santiago Bernabeu dhamaadka xilli ciyaareedkan. 30-sano jirkaan ayaa ku biiray kooxda Los Blancos kooxda Sevilla xagaagii 2005, waxaana uu ku dhowyahay inuu 500 kulan u safto kooxda reer Spain  tartamada oo dhan. Waxaa […]

Continue Reading

Gabi Oo Hishiis Cusub U Saxiixay Atletico Madrid

Kabtanka kooxda Atletico Madrid Gabi ayaa heshiiska uu kula joogo kooxda Vicente Calderon kordhiyay ilaa xagaaga 2018. 33-sano jirkaan ayaa haatan markii labaad naadiga Atletico, isagoo markii hore ka tagay kooxda ka dhisan caasimada waxa uuna  ku biiray Real Zaragoza 2007, ka hor inta uusan soo laaban xagaagii 2011. Gabi ayaa in ka badan 250 […]

Continue Reading

Ilkay Gundogan: "Manchester United Waa Ixtiraama Laawa Yaal"

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Ilkay Gundogan ayaa ku tilmaamay Manchester United ku ixtiraama laawa yaal ah ka dib hab dhaqankii ay u muujiyeen Schweinsteiger  . Schweinsteiger ayaa Bayern Munich kaga biiray Man United xagaagii 2015 isagoo saftay 31 kulan intii lagu jiray xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ee kubada cagta Ingariiska . 32-sano jirkaan  ayaa […]

Continue Reading

Hector Bellerin Oo Iska Diiday Heshiis cusub Oo Arsenal Ah Si Uu Ugu Dhaqaaqo Manchester City

Hector Bellerin ayaa lagu soo waramayaa in uu  diiday heshiis cusub ay u soo bandhigtay Arsenal si uu ugu biiro Manchester City xagaaga soo socda. Warar soo baxay isbuucaan  kooxda Gunners ayaa qorsheyneysa inay daafaca midig u bandhigaan heshiis cusub oo shan sanno ah sida ay u ceshato ciyaaryahanka reer Spain. 21-sano jirkaan ayaa kaga soo […]

Continue Reading

Ander Herrera Oo Markii Ugu Horeysay Looga Yeeray Spain

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa markii ugu horeysay looga yeeray xulka qarankiisa Spain. 27-sano jirka ah ayaa soo jiitay  marxaladaha hore ee xilli ciyaareedkan tababare Jose Mourinho,waxaana qabatay isha Tababaraha Spain xulka . Herrera ayaa noqonaya ciyaaryahankii 17-Manchester United ee looga yeero  xulkiisa bishaan, halka noqday ciyaaryahankii shanaad  oo Premier League […]

Continue Reading

Roberto Di Matteo Oo La Ceyrin Doono Beri

Tababaraha kooxda Aston Villa Roberto Di Matteo ayaa la filayaa in la ceyriyo  48-da saacadood ee soo socota, sida ay sheegayaan wararka. Kooxda ka dhisan West Midlands, s oo heerka labaad u laabatay  bishii May xili ciyaareedkii hore, ayaa ka dhacday booska 19-aad ee horyaalka Championship iyadoo keliya hal guul gaartay xilli ciyaareedkan. Sida laga soo […]

Continue Reading

Lallana Oo Dhaawac Ku Seegi Doono Xulka England Isreebreebka Koobka Adduunka

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lagu qasbay inuu garoonka isaga baxo ciyaartii Reds ay kaga badisay Swansea, tababarihiisa ayaa sheegay in uusan haysan fursad uu Three Lions kasoo muuqdo kulamada ka dhanka xulalka Malta & Slovenia Jurgen Klopp ayaa kalsooni ku qaba Adam Lallana iyo Dejan Lovren in ay diyaar u noqon doonaan ciyaarta uu  wajahaayo Manchester […]

Continue Reading

RASMI: Valencia Oo U Magacawday Prandelli Tababarahooda Cusub

Valencia ayaa u magacaabay tababarihii hore ee Italy Cesare Prandelli uu u noqdo tababarahooda cusub iyagoo  heshiis cusub oo ku eg ilaa June 2018 ka saxiixday. 59-ayaa ka badalay Pako Ayestarán  xilka ka dib markii uu meesha  ka baxay, kaliya lix bilood oo uu hayay ka dib markii  Gary Neville booskaas laga cayriyay. Tababaraha cusub ayaa loo […]

Continue Reading

Paco Alcacer Oo Ku Kalsoon In Uu Heli Doono Gool Dhalintiisa

Weeraryahanka Barcelona Paco Alcacer ayaa sheegtay in uu heli doono foomkiisa gooldhalinta naadiga Barcelona. 23-sano jirkaan ayaa ku biiray kooxda reer Catalan isagoo kasoo dhaqaaqayValencia lacag lagu sheegay £ 25m, laakiin waxa uu ku guuldareystay inuu shabaqa soo taabtay afartii kulan ee ugu horeysay. Iyadoo ay jirto halista weerar ee kaga imaanaysa Luis Suarez, Lionel Messi […]

Continue Reading