Daawo: Musharixii 1aad Madaxweynaha Galmudug 2019

Magaalada Birmingham ee dalka UK waxaa xalay lagu qabtay xaflad si heersare loo soo agaasimay, munaasabadaas oo aqoon yahan Abuukaate Cabdullaahi Faarax Qaarey kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay qabashada kursiga Madaxweynaha Galmudug 2019. Madasha ayaa waxaa kasoo qeybgalay qeybaha bulshada Soomaali iyo Ajnabi, Musharax Abuukaate Qaarey ayaa noqonaya musharixii ugu horeeyey shaaciya inuu u […]

Continue Reading

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Cadaado oo la Daahfuray (Sawirro)

Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka waxaa Xalay laga daahfuray Naadiga Akhriska iyo Qoraalka degmada Cadaado, Naadigan ayaa waxaa Aasaasay 3 dhalinyaro oo ku nool Cadaado, wuxuuna hoostagi doona Madasha Akhriska iyo Qoraalka Galmudug. Aasaasayaasha Maxamed Shariif Maxamed Maariya Maxamuud Maxamed Sharmaarke Xasan Maxamed Ujeedaha loo aasaasay Naadigan ayaa ah kor u qaadista Aqriska iyo Qoraalka bulshada […]

Continue Reading

Xarunta Daaweynta iyo Qalliimada Isku-furanka oo Xariga laga jaray (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliya, Dr Fawziya Abikar Nur ayaa shalay xariga ka jartay Xarunta Daaweynta iyo Qaliimada Xanuunka Isku-furanka Haweenka(Fistula). Xaruntaasi ayaa laga furay Isbitaalka Guud ee Dayniile, waxaana Xaruntaasi si mutadawcnimo ha u dhisay Ganacsade ka tirsan bulshadda Degmada Dayniile, iyadoo ay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay ku Qalabaysay in ka […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Cadaado oo Walaac ka muujiyey Abaar ka jirta Deegaanada Miyiga (Video)

Gudoomiyaha Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa walaac ka muujiyey abaar ka jirta dhulka miyiga ee hoostaga degmada Cadaado. Gudoomiyaha ayaa sheegay in roobkii Guga oo aan wali di’in iyo jiilaalka adag ay sababeen in abaartu ku baahdo dhulka miyiga, wuxuuna qeylo dhaan u diray ganacsatada iyo […]

Continue Reading

Dhageyso: Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan Su’aal Weydiiyey

Sii-hayaha Taliyaha NISA, Fahad Yaasiin ayaa ka carooday su’aallo shaqsi ah oo kulankii baarlamanka ee maanta uu ku weydiiyey Xildhibaan Zakariye Gaashaan. Su’aasha xildhibaan Zakariye ayaa la xiriirtay xil ka qaadistii lagu sameeyey taliye ku xigeenkii hore ee NISA Cabdalla Cabdalla iyo eedeymaha Fahad loo jeediyo oo ah inuu xariir la leeyahay ururka Alshabaab. Fahad […]

Continue Reading

Wiil Soomaaliyeed oo dadaalkiisa deeq waxbarasho ku helay

Abshir Jaamac Taatiko waa farshaxan uu qalinkiisu suureeyo sawirrida muuqaalada masuuliyiinta soomaalida iyo kuwa dibadda,wuxuu hal mar ka soo dhex baxay bahda farshaxanka soomaalida. Farshaxanimadu ma fududa marka ay jiraan daruufo kuu diidaya in aad ka dhabayso himiladaada fog ee sawirka, marka aad ku dhex nooshahay bulsho si wayn uga soo hor jeeda farsahaxanka, deegaanka […]

Continue Reading

Shirkadaha Isgaarsiin oo lagu amray inay isku furaan Khadkooda

Qoraal ka soo baxay hay’adda isgaarsiinta qaranka ayaa lagu amray shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira Soomaaliya kuwaas oo ruqsad ka haysta dowlada in ay isu furaan khadkooda taas oo ka dhigan in shirkad walba wici karto shirkada kale. Qoraalka ka soo baxay hay’adda isgaarsiinta qaranka ayaa u qornaa sidan. Isku-xirka Shabakadaha Shirkadaha Isgaarsiinta MUQDISHO. Iyada […]

Continue Reading

Farmaajo iyo Geelle oo xarigga ka jaray safaaradda Jabuuti

Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya. Munaasabaddii xariga looga jarayay dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti oo ay ka qeyb galeen Madaxweynayaasha labada dal, goleyaasha Dowladda iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee Muqdisho […]

Continue Reading