Guuldarradii shirkii Garoowe oo sii kala geeysay madaxda Galmudug
Maalin uun ka dib markii madaxweyne Axmad Ducaale Geelle (Xaaf) uu shaaciyay in “fashil” uu ku soo dhamaaday shirkii madaxda Soomaaliya uga socday Garoowe, ayaa waxaa hadda soo baxaya in madaxweyne Xaaf iyo ku xigeenkiisa ay ku kala aragti duwan yihiin arrintii sababtay in miiska wadahadalka ee Garoowe lagu kala tago. Sida uu sheegay Xaaf […]
Continue Reading