W. Waxbarashada oo Amartay hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-8

Warqad Maanta oo Axad ah kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa lagu faray ay bahda waxbarshad Dalku qaataan manjahka Cusub ee dhawaan la diyaariyay. Qoraalka ayaa lagu yiri dhammaan bahwadaagta waxbarshada Dugisyada iyo Dalladaha waa in ay u diyaargaroobaan hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-aad illaa […]

Continue Reading

Daawo: Ehelada Marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed oo Baaq u diray Dowladda

Ehelada Marxuum G/Dhexe Boolis Cabdi Cali Seed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay baaritaan dhab ah ku sameyso falkii geerida Marxuumka, sidoo kale waxa ay codsadeen in Garsoor Cadaalad ah la horkeeno dadka lagu tuhmayo in ay ka dambeeyaan dilka Marxuumka. Meydka Gaashaanle Dhexe Cabdi […]

Continue Reading

Eng. Yariisow oo Dhagaxdhigay dhismaha Waddo Laami ah (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) Ayaa daah-furay mashruuc lagu dhisaayo wada laami ah oo isku xirta isgoyska Siinaay iyo isgoyska Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta Nabada iyo Yaaqshiid. Furitaanka mashruucan waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir iyo guddoomiyaasha degmooyinka Warta Nabada, Yaaqshiid iyo […]

Continue Reading

Cuntada ugu haboon ee lagu Afuro

Cuntada ugu haboon ee lagu Afuro xilliyada lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayay Diintu si weyn u sheegtay,waxaa kaloo aad loo bayaaniyay caafimaad ahaan Dhaqaatiir aad u fara badan, haba ugu sii badnaadeene kuwa u dhashay Wadamada Muslimiinta ah, waxayna ka digayaan in cuntooyin si aad loo isticmaalin, kuwa kalena looba baahneyn xilliga […]

Continue Reading

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Digay Dhoofinta Dhuxusha

Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:-  Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada.  Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay S/RES/2036 […]

Continue Reading

Dood uu qabtay Mac-hadka RAAS “Shirkii Garoowe Ka Dib , Soomaaliya maxaa xal u ah”

Machadka Daraasaadka Siyaasadaa RAAS INSTITUTE ayaa xalay Hotelka Jaziira magaaladda caasimada Muqdisho wuxuu ku qabtay kulan Afur iyo Aragti Wadaag ah . Kulankaas oo mowduuciisu ahaa “Shirkii Garoowe Ka Dib , Soomaaliya maxaa xal u ah ( What next for Somalia After Garowe Conference )” ayaa waxaa ka soo qayb galay , Siyaasiyiin ,Xildhibaano , […]

Continue Reading

Taariikhda Halgankii Dhalinyaradii SYL

Taariikhda Xisbigii SYL lama soo koobi karo, balse waxaan si kooban uga hadlayaa Asaaskii Xisbigii Legada (SYL) oo Soomaaliya u horseeday gobanimada iyo madaxbanaanida. SYL waxay u taagan tahay erayada af Ingiriiska ah “Somali Youth League”, Leegana waa iyadoo af Talyaani ah “Lega dei giovani Somali”, Waqtigii la unkay xisbiga wuxuu ahaa waqti lagu jiro […]

Continue Reading