Sawirro Qurux badan: Goobweyn Jubbada Hoose

Deegaanka Goobweyn waxay magalada Kismaayo kaga beegan tahay waqooyi, qiyaastiina waxay u jirtaa magalada 15-KM. Waa deegaan kulmiyay beeralay, Kalluumaysato iyo Xoolo raacato, waa dhul cimilo ahaan wanaagsan balse u baahan maalgalin. Goobweyn waaa meesha ay isaga darsamaan Badda iyo Webiga Jubba, hareeraha wabigana waxaa ku yaala beero wax soo saar leh. Dadka ku nool […]

Continue Reading

Daawo Video: Casho sharaf Cadaado loogu sameeyey Bulshada Rayidka Puntland

Casho sharaf qiimo badan ayaa xalay loogu sameeyey Magaalada Cadaado xubno ka socday Bulshada Rayidka Puntland (PUNSA), kuwaas oo cadaado u yimid ka qeybgalka Shirka jilayaasha aan dowliga aheyn ee Soomaaliya oo ay magaalada Cadaado marti galisay. Casho sharaftaan ayaa waxaan sameeyey bulshada rayidka Cadaado, waxaana looga hadlay Sidii Bulshada Rayida Galmudug iyo Puntland isaga […]

Continue Reading

Sawirro: Hooyoyinka Godinlabe oo soo bandhigay Agabka Dhaqanka Soomaalida

Ururka Hooyoyinka Magaalada Godinlabe ayaa xaruntaa maamulka ku soo bandhigay agabka hidaha iyo dhaqanka u leeyihiin ummadda Soomaaliyeed, ujeedada Bandhigan ayaa ahaa sidii loo nooleyn lahaa dhaqanka Soomaalida oo hoos dhac badan ku yimid dhulka Soomaaliyeed. Dhaqanka Soomaalida ayaa ah mid ku qotoma Miyiga, waxaan inta badan agabka miyada laga adeegsado gacanta ku sameeya haweenka […]

Continue Reading

Xirashada Xirsigu waa Sunno. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen

Muslimiintu xirziyada waa xirtaan, carab iyo cajamba. Waxay ku xirtaan oo surtaan luqunta, ama cududda, ama dhexda dharka hoostiisa. Waxaana loo xirtaa ayadoo Ilaahay Tacaalaaالله تعالى\ looga magan gelayo shaydaan, cudurro, ilaysi, xaasidnimada iyo dhibaato oo idil. Xirziga waxaa ku dhigan Quraan iyo ducooyin Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam uu […]

Continue Reading

Yaasiinka!….. W/Qorey: Yuusuf Garaad

Cabdi Muxumed Amiin AUN wuxuu ahaa mu’allif iyo mufakir aragti dheer oo badiyaa xagga siyaasadda iyo bulshada wax ka yiraahda. Wuxuu ahaa halgamaa bulsho iyo mid siyaasadeed. Halkan waxaan ku soo gudbinayaa Heestiisa Yaasiinka Yaasiinka oo ah erayo uu isagu curiyay taas oo ah tusaale dhaxal-gal ah:   Anigoo yamaarug yulbinaaya Anigoo yartedya yaaq la […]

Continue Reading

Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016) W/Q: Xamdi Cismaan Xuseyn

Waxay ii ahayd subax iiga duwan subaxyada kale. Ma garanayo waxa aan ku tilmaamo dareenkeyga siduu ahaa, iyo hilawga aan u qabay ka qeybgalka iyo aragtida wajiyada ifaya, ee isku diyarinayey in ay nasiib u yeeshaan imaanshaha furitaanka Carwada Buugaagta ee Muqdisho oo la qabtay sannadkaan (MBF2016). Haddaan wax yar dib u milicsado, bandhiggii hore […]

Continue Reading

Maxaa sababay Xiritaanka Xarunta Cilmi-baarista Muqdisho?

Maxaa sababay Xidhitaanka Xarunta Cilmi-badhista Mogadishu Center? Hordhac: Galbnimadii khamiista ee ku beegnayd 21/7/2016  ayaa Xubo ka tirsan Ciidanka amaanka dowladda Soomaaliya waxa ay gudaha u galeen Xarunta Cilmi-baadhista Mogadishu center, oo ah Xarun cilmi-baadhis oo ku taal Caasimada Muqdisho, Waxayna ka kaxaysteen Howl-wadeenadii Xaruntaa oo kala ahaa: C/wahaab Cali Mumin , Maamulaha Xarunta Maxamed […]

Continue Reading

Sawirro: 250 Arday oo ka qalin jabiyey Jaamacadda Jamhuuriya

in ka baddan 250 ardey ayaa maanta ka qalin jabiyay Jaamacadda Jamhuuriya oo ka mid ah Jaamcaddaha ku yaala magalada Muqdisho. Masuuliyiin ka socda DF,aqoon yahano,waalidiin, barayaal Jaamacaddeed iyo saaxiibadda qalin jabiyaasha Shihaadada heerka koowaad ayaa kasoo qayb galay munaasibaddan oo lagu qabtay hoolka shirarka Hotel SYL. Masuuliyiintii kala duwanaa ee hadlay ayaa sheegay in […]

Continue Reading