Hayn la’aan ma heli kartaa Haweenay? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Adiga gabadha ah ayaan kugu horaysiinayaa weyndiiinta,e marka uu wiil ku yidhaahdo arrin guur ma wada galnaa amaba uu si uun kuula soo hadal qaado, waxa ugu horeeya ee kugu soo dhacaa saw maaha lacag la bixinaayo oo ay ehelkiinu qaadan doonaan iyo adiga oo ka dhaqaale roonaan doona hebalaayadii aan wali la guursanin ee […]

Continue Reading

Sawirro: Xaflad loo sameeyey Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Modern

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimey oo ay ku qalin jebinayeen  arday Dhameysatey Wxbarashada Jaamacadda Modern University   ayaa ka  dhacday Hotelka SYL ee Magaaladda Muqdisho, waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya, Jaamacadaha, Ururada bulshada, Warbaahinta iyo Maamulka Jaamacadda Modern. Ardaydn oo ah Dufcaddii Koowaad ee ka qalin-jebisay Modern ayaa dhammeysatay derajada Koowaad ee Bachelor, […]

Continue Reading

Sawirro: Wiil 8 Jiro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Sweden

Wiil 8 sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden. Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib markii Hoy ay degenaayeen qoys Soomaali ah lagu tuuray Bam gacmeed xilli ay jiifeen. Wiilkan geeriyooday ayaa lagu magacaabaa Yuusuf Warsame,waxayna isaga iyo hooyadii booqasho ku joogeen magaalada Gothenburg, […]

Continue Reading

Abaalkii Xabsiga galay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Sannado kan hadda aynu ku jirno ee 2016 uu ku noqonaayo 20 waxa magaalada Hargeysa ku noolaa nin Maxamed Axmed sheekada aan ugu dhex magacaabay, waxa uu ahaa arday markaasi dugsi sare galay oo qoys sabool ahna ka soo jeeda . Subax kasta waxa uu kallahaa isaga oo niyadjabsan , waxaanu ku soo noqdaa isla […]

Continue Reading

Sawirro: Gabar Soomaaliyeed oo 40 sano kadib Aabaheed Facebook-ga ka heshay

Gabar Soomaali ah balse hooyadeed ay Ruush tahay ayaa afartan sano kadib heshay aabaheed kadib markii ay codsi dhigtay barta bulshada ee Facebook. Sayid Axmed Sharif oo ah Farxiya aabaheed ayaa kamid ahaa arday Soomaaliyeed oo waxbarsho u joogtay dalka Ruushka,xilligaa oo uu ku bartay Farxiya hooyadeed. Hase yeeshee markii uu bilowday dagaalkii Soomaaliya iyo […]

Continue Reading

Sawirro: Bandhiga Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta oo maanta ka furmay Muqdisho

Bandhiga Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Muqdisho ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho , Carwadan ayaa la qabanayaa sanadkii labaad  waxaana ka soo qeyb galay qorayaal Soomaali iyo Ajnabi isugu jira oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadaba, Carwadan Buugaagta  ayaa socon doontaa saddex maalmood  17,18,19 bishan. Maxamed Diini oo ah Madaxa Carwada Buugaagta Muqdisho […]

Continue Reading

Sawirro: Bulshada Hobyo oo go'aansaday in Mashruuca Tabar-Wadaag lagu maalgaliyo Garoonka diyaaradaha Hobyo

Fagaaraha wacyi-gelinta magaalada Hobyo waxaa shalay  lagu soo gabo-gabeeyey shirar iyo talo isweydaarsi muddo hal todobaad ah u socday dadweynaha ku nool Hobyo, iyagoo ka tashanaayey sida loo kala hormarinayo horumarinta magaalada, ugu dambayntiina waxay dadwaynuhu cod u qaadeen sagaal baahiyood oo deegaanka ka jirta iyo sidey ugu kala mudanyihiin ama ay ugu kala horrayndoonaan […]

Continue Reading

Daalnaye Maxaa Inoo Dan Ah?

Waxaan joognaa qarnigii kow iyo labaatanaad, waa waqti dunidu horey u tilaabsatay oo inta dayaxa la tagay meeraayasha ka baxsan koonkeena tartan loogu jiro sidii guryo looga dhisan lahaa. Waa qarni dhankastoo la eegaba bulshada caalamku horey u mareen, hadey noqoto caafimaadka, cilmiga, dhaqaalaha iyo guud ahaan nidaamka nololeed ee bani’aadamka. Hase ahaatee, qarnigan la […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Haweenka ee ka qeybgalka Siyaasadda Dalka oo Cadaado ka furmay

Shirka wadatashiga Haweenka Soomaaliyeed oo lagu doonaayo xaqiijinta 30% ka qeybgalka Haweenka Siyaasada Dalka Doorashada 2016 ayaa maanta ka furmay Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka Galmudug iyo Ururka SWLI (Somali Women Leadership Initiative), waxaana ka soo qeybgalay Qaar ka mid ah wasiirada Galmdug, Xubno ka […]

Continue Reading