Shaah iibiye Hal Sawir caadi ah oo laga qaaday ayaa noloshiisi bedelay!

Shaah iibiye Hal Sawir caadi ah oo laga qaaday ayaa noloshiisi bedelay! Arshad Khan waa 18 jir Pakistani shaaha iibiya, gabar sawir-qaade ah oo hor mareysay ayaa sawir ka qaaday isagoo shaah shubaya, waxay gelisay Instagram-keeda “jiah_ali” Sawirki wuxuu noqday inuu si deg-deg ah ku faafo si weyna loo hadal hayo. Dadka ugu badan ka hadlayay […]

Continue Reading

Daawo: Senator Abshir Bukhari oo Bacaha Roobka ugu deeqay 186 Qoys

Qoysaskan oo gaaraya ilaa 186-Qoys ayaa isugu jira kuwa horay u daganaa Cadaado iyo qaar maalmo ka hor ka soo barakacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa deeqdan Teendhooyinka ah maanta soo gaarsiiyay Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sare ee dhawaan la doortay. Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Tootoole oo ka mid ahaa […]

Continue Reading

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay 4 waddo cusub Magaalada Cadaado

Hogaamiyaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa maanta dhagax dhigay afar waddo cusub oo laga dhisayo xaafadaha magaalada Cadaado, waxaana mashruucan hirgalinaya Maamulka Degmada Cadaado iyagoo gacan ka helaya Mashruuca JPLG (Joint Program Local Governments) oo ah sanduuq ay ku midoobeen hay’adaha UNka si loo kabo hormarka degmooyinka. Mashruucan ayaa waxaa ku baxay dhaqaale kor u dhaafaya […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray Mashruucca Nadaafadda Gobolka Benaadir (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Mashruuca Nadaafadda Gobolka Banaadir oo ay iska kaashadeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo Shirkad Maxali ah oo lagu magacaabo ECCO. Munaabadda waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ganacsato iyo marti […]

Continue Reading

MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac kursi isugu jira, muuqa, muunadda, maamuuska iyo misaalka uu noqon karo, laga qaadan karo, laguna qaadan karo kaliya, ayaan aragtideyda gaaban sida ay i la […]

Continue Reading

ILMIHII II GARDHIGTAY!!…. W/Q: Maxamed Dhaaley

Waa Ilmo yar oo dugsi-quraan (Malcamad) ka yimid, Waa laba wiil iyo afar gabdhood, Waddada dhexdeeda ayaa ay ku murmayaan, Goor uu murankoodi xoogeystay, ayaa uu wiil iyaga ka mida aniga -oo jidka maraya- igu soo leexday “adeer, afar konton, iyo laba boqol sow isla ma ega?” Waxa aan ku iri: haa. “Gabdhahaan afarta ah, […]

Continue Reading

Sawirro: Ururka u dooda xaquuqda haweenka oo warqad furan u diray Madaxda dawlad goboleedyada

Ururka u dooda xaquuqda haweenka ee SGEM (KSJS) ayaa warqad furan u diray dawlad goboleedyada Soomaaliya. Warqadaa ayaa ku socotay Mudane C/Weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubaland,  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane C/Kariim Guuleed, Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug […]

Continue Reading

Isbeddel-doon mise isbixin-doon? W/Q: Maxamed Dhaaleey

Hadda oo la joogo 2016, waxaa ay Soomaaliya martigelinaysaa loollan-siyaasadeed xoog leh oo ka dhexeeya mucaarad u cararaya kursiga dalka, iyo muxaafad la cararaya kursiga laftiisa, waxaana ay labada dhinac wada sugayaan dharaarta-kala-baxa oo ah maalinta ay dhacayso doorashada madaxtnimada dalka, oo bisha Nofeembar la ballamiyay. Tirada musharraxiinta xilka madaxtinimada u taagan oo aad u […]

Continue Reading

Maxaan kaga Dayanaa Jarmal? W/Q: Nuur Shariif Shaacir

Shacabka Reer Jarmal Maanta waxey u dabaal degayaan 26-sano guuradii kasoo Wareegtay markii ay Midoobeen labadii Jarmal ee kala fadhiyay Bonn iyo Berlin. Labadaan muuqaal ee idiin muuqda waa Derbigii berlin oo la dhisayo iyo isagoo la burburinayo. kadib markii dagaalki labaad ee aduunka WW2 lagu jabiyay xulufadii uu hogaaminayay kali taliskii madaxweynaha u ahaa […]

Continue Reading