Suldaan Cabdirashiid Dhurre oo lagu dilay Kismaayo

Magaalada Kismaayo Xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa dabley ku hubeysan Qoriga AK47 ku rasaaseeyeen Suldaan Cabdirashiid Muuse Dhurre oo ka mid ahaa Salaadiinta beeshaa Gaaljecel. Allaha  u naxariistee Suldaanka ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Kismaayo, halkaas oo la geeyey isagoo dhaawac ah. Weerarka lagu qaaday Suldaanka ayaa dhacay xilli uu ka soo […]

Continue Reading

Xarigjarka Dhismaha Waaxda Oktoober Degmada Waaberi (Sawirro)

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ibrahim Cumar Mahad-Alle (Ibrahim-Dhere) ayaa xariga ayaa ka jaray xarunta Waaxda saddexaad ee October Degmada Waaberi oo dib-u-dhis lagu sameeyey. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dib u dhiska xarumaha waaxaha degmooyinka ay aasaas u yihiin qorshaha dariseynta, amniga iyo isku xirka bulshada Caasimadda. “Xaruntan waxaan rabnaa in ay saldhig […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Kheyre oo kormeeray Ciidamo lagu biiriyey Xoogga Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameeyay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo hadda diyaar u ah howl-gallo lagu baacsanayo Alshabaab. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Siyaasadda Galmudug

Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ayaa maraysa marxalad xasaasi ah, Qodobada ugu muhiimsan wararka Galmudug: Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ku kulmay Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug iyo Waxgaradka beesha Saleebaan ayaa natiijo la’aan kusoo idlaaday. Waxagaradka Cadaado ayaa ku adkeystay in aysan tageen shirka Dhuusamareeb ilaa laga xaliyo tabashada ay qabaan iyo balan […]

Continue Reading

Ciidamo taabacsan Axmed Madoobe oo la wareegay Amaanka Kismaayo

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland oo la sheegay inay daacad u yihiin Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta la wareegay guud ahaan Amniga magaalada Kismaayo. Magaalada Kismaayo oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa hay’adaha amniga maamulkaas ay sheegeen inay amaanka si weyn u xaqiijin doonaan. Ciidamada […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo la kulmay Guddiga iyo Wasaaradda Dastuurka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib U Eegista Dastuurka ee Madaxa Bannaan kuwaas oo uga warbixiyey halka ay marayaan hawlaha dhammeystirka Dastuurka iyo arrimaha hortabinta u leh. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka […]

Continue Reading

Somaliland oo Cafis u fidisay Maxaabiis ku Eedeysnaa Burcad badeed

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis madaxweyne u fidiyey ku xiran Somaliland. Maxaabiistaan oo ku eedeysnaa burcad badeed oo horey looga soo wareejiyey waddanka Seycheles, kuwaas oo kasoo jeeda gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Maxaabiista uu madaxweyne Biixi cafiyey ayaa kala ah 1) Maxamed Axmed Ciise 2) Cadow Cali Cismaan 3) Cabdillaahi Yuusuf […]

Continue Reading

Puntland oo qabatay Rag watay Walxaha Qarxa (Sawirro)

Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Dowlada Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxaa ay Magalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari kusoo bandhigeen waxyabaha qarxa iyo rag ay sheegeen inay diyaarinayeen. Saraakiisha ayaa waxaa ay sheegeen in waxyaabaha qarxa iyo raga diyaarinayay lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Xaafada Buuraha ee magalada boosaaso,kadib xogo ay ka heleen Shacabka Magalada Boosaaso. […]

Continue Reading