Beesha Sacad oo Shuruud ku xirtay ka qeybgalka Shirka Dhuusamareeb

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Odayaasha iyo Waxgaradka beesha Sacad oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Hobyo ayaa sheegay in aysan tagi doonin Shirka Dhuusamareeb ama Shirar kale ilaa inta uu ka dhamaanayo Shirweynaha Habargidir ee ka socda Magaalo xeebeedka Hobyo.

Odayaasha Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa hormuud u ahaa Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.