Galmudug oo ka Tacsiyeysay Geerida S/Guud Max'ed Cali Samatar
Dowlada Goboleedka Galmudug , ayaa tacsi u dirtay qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo xukuumaddii milateriga ee Soomaaliya ka soo qabtey xilal sare. Marxuum Samatar oo dalka ka soo noqdey Madaxweyne Ku-Xigeen 1-aad, Ra’iisul Wasaare, iyo Wasiirka Gaashaandhigga, ayaa xalay ku geeriyooday […]
Continue Reading