Sawirro: Ciyaarihii Olombikada oo xalay la soo gaban gabeeyey

Ciyaaraha olombikada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Rio dejenero ee dalka Brazil ayadoo lagu soo afmeeray xaflad si aad ah loo soo agaasimay. Ciyaarahaa ayaa waxaa marka xigta sanadka 2020 waxaa lagu qaban doonaa Tokyo Japan. Ciyaarahaa oo qaatay 16 maalmood ayaa waxaa kasoo qeyb galay 11, 303 cayaartooy oo dalalka caalamka ka kala yimid. Caalamka oo idil […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo si kulul uga jawaabay hadalkii Hanti-dhowraha Qaranka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, kaasoo ahaa inuu sharci darro yahay kaararka aqoonsiga oo uu bixiyo Maamulka Gobolka Banaadir. Yuusuf Jimcaale ayaa sheegay in kaararka aqoonsiga aanu wax sharci darro aheyn, isla markaana uu ka mid yahay […]

Continue Reading

Guddiga Doorashada oo wada qorshe ah in 51 xubnood ee xildhibaanka dooranaya meesha laga saaro

Guddiga doorashooyinka ayaa wada qorshayaal ay ku doonayaan sidii meesha looga saari lahaa 51-ka xubnood ee soo dooranaya Xildhibaanada Baarlamaanka, iyadoo ku sababeynaya dhowr arrimood oo qeyb ka tahay amniga, dhaqaalaha iyo waqtiga oo aad u yar. Kulamo xiriir ah oo Guddiga doorashooyinka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayay qaabka hirgelinta doorashooyinka soo socda […]

Continue Reading

Ronaldo Oo Soo Xushay Shaxdiisa Riyada Messi Oo Ku Jira Laakiin Ronaldo Ayaa Ka Maqan

Halyeeyga reer Brazil Ronaldo ayaa magacaabay kooxdiisa riyada laakin kuma jiro Cristiano Ronaldo ama wax ciyaartoy oo British ah. 39-sano jirkaan ayaa dhaliyay 64 gool 98 kulan uu u saftay dalkiisa. weerarka waxa uu u soo xushay shaxdiisa Pele iyo isaga qudhiisa halka  danbeedka buuxa  uu u soo doortay Roberto Carlos iyo Cafu.        

Continue Reading

Faah faahin ka soo baxaya qaraxyadii Gaalkacyo iyo Al-Shabaab oo sheegatay (Sawirro)

In ka badan 10 ruux ayaa ku geeriyooday qaraxyo xooggan oo maanta ruxay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo qaraxyada ay ahaayeen kuwo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa hore ayaa ka dhacay nawaaxiga xarunta dowladda Hoose ee Gaalkacyo, halkaasoo ay xafiisyo ku leeyihiin Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo, […]

Continue Reading

Dhageyso;Galmudug oo Cambaareysay weerarkii kadhacay Galkacyo

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa Canbaareeyay Weerarkii barkhanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Qasaare Naf iyo Maalba leh geystay. Madaxweyne ku xegeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan. Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay […]

Continue Reading

SAWIRO:Wasiir Odowaa oo kormeeray xerada lagu tababaro ciidamada booliska Galmudug

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kormeeray ciidamo Boolis ah oo tababar uga socdo magaalada Cadaado deeq xoolo ahna gaarsiiyay . Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa kormeerka uu maanta ku tagay xerada lagu […]

Continue Reading

Wasiir Diini “S/Guud Samatar wuxuu kaalin weyn ka soo qaatay Dhismaha Ciidanka”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini  ayaa dhambaal tacsi ah u direy qoyska, ehelka iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistii S/Guud Maxamed Cali Samatar oo xalay ku geeriyooday dalka Mareykanka, wuxuna Wasiirku ku tilmaamay marxuumka hoggaamiye door weyn ka soo qaatay dhismaha Ciidanka qalabka sida. Wasiirku waxa uu […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka ka qeybgalka Dhalinyarada Galmudug ee doorashada sanadkan oo Cadaado ka furmay

Shirkan oo looga hadlayay sida dhalinyaradu kaga qayb qaadan karto doorashada sanadkan ka dhacaysa dalka, arrimaha Federaalka iyo wacyigalinta Tahriibka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dawlad goboleedka Galmudug iyo ururka dhalinyarada Galmudug. Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan Galmudug iyo dhalinyaro iyo xubno ka socday qaybaha kale […]

Continue Reading

Daawo: Saraakiil Booqatay dugsiga tababarka Booliska Galmudug (Sawirro+Video)

Wafdi balaaran oo ka socday taliska ciidanka booliska soomaaliya ayaa maanta  waxa ay kormeeer ku sameeyeen saldhiga ciidanka booliska dagmada cadaado iyo dugsiga tababarka ciidanka booliska galmudug ee guuleed Taliyaha ururka taliska booliska soomaliya gaashaanle cumar maxamed xasan cumar yare ayaa markii uu gaaray dugsiga tababarka ciidanka booliska galmudug ee guuleed oo ay tababar ku […]

Continue Reading