Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee S/Guud Samantar oo Muqdisho ku shiray

Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo Allah ha u naxariistee Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Soomaaliya, S/Guud Maxamed Cali Samantar. Mudane Jawaari ayaa sheegay in hawlaha qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo General Samantar […]

Continue Reading

Weerar xalay lagu qaaday guri uu daganaa wasiiru dowlaha Gaashandhigga

Weerar bambaano oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay fiidkii lagu qaaday Guri ay deganaayeen Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin oo ku yaal degmada Xamar weyne. Guriga ayaa waxaa degenaa Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa iyo dhowr Xildhibaano ah, waxaana lagu weeraray labo bam gacmeed. Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Xamar weyne G/Dhexe C/qaadir Axmed Shire ayaa […]

Continue Reading

Warbixin: Xidigahee Laga Yaabaa Arsenal Inay Lasoo Saxiixato Ka Hor Dhamaadka Suuqa Kala Iibsiga?

Gunners ayaa ku bilaabatay si xun xilli ciyaareedkan cusub ee Premier League iyadoo keliya hal dhibic ka heshay labadii kulan ee ugu horeysay, waxaana la sheegay in ay baahi wayn u qabaan in kooxda kagu soo daro dhiig cusub. Arsenal waxa ay dabacsanaan buuxda ka haystaa weli difaaca, weerarka qadka dhexe iyo weerarka, waxaana jira xidigyo […]

Continue Reading

Sawirro:Golaha Wasiirada Galmudug oo ka dooday Miisaaniyadda 2017

Kulan ay maanta Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ku yeesheen magaalada cadaado ayaa waxaa looga hadalay qdobo dhowr .Kulankan ayaa ka dhacay aqalka madaxtooyada galmudug waxaana shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamdd xashi cabdi . Wasiir kuxigeenka Wasaarada maaliyada maxamed farax axmed ayaa golaha wasiirada warbixin ku aadan maaliyada dowlada u sharaxay golaha wasiirada […]

Continue Reading

Sawirro: Xaflad loo sameeyey Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Modern

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimey oo ay ku qalin jebinayeen  arday Dhameysatey Wxbarashada Jaamacadda Modern University   ayaa ka  dhacday Hotelka SYL ee Magaaladda Muqdisho, waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya, Jaamacadaha, Ururada bulshada, Warbaahinta iyo Maamulka Jaamacadda Modern. Ardaydn oo ah Dufcaddii Koowaad ee ka qalin-jebisay Modern ayaa dhammeysatay derajada Koowaad ee Bachelor, […]

Continue Reading

Sawirro: Wiil 8 Jiro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Sweden

Wiil 8 sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden. Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib markii Hoy ay degenaayeen qoys Soomaali ah lagu tuuray Bam gacmeed xilli ay jiifeen. Wiilkan geeriyooday ayaa lagu magacaabaa Yuusuf Warsame,waxayna isaga iyo hooyadii booqasho ku joogeen magaalada Gothenburg, […]

Continue Reading

Cadaado: Guddiga doorashada Heer dowlad goboleed oo kulamo la leh Madaxda iyo Waxgaradka Galmudug

Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug ku suggan Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug, Guddigan ayaa labadii maalmood la soo dhaafay kulamo la lahaa Madaxda iyo Waxgaradka Galmudug. Guddigan ayaa shalay kullan kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, waxa ayna ka wada hadleen arimaha doorashooyinka, iyo sidii Galmudug ugu […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamanka Galmudug oo Cadaado ku soo laabtay

Wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado . Wafdigaan ayaa waxa ay ka soo kicitimeen magalada muqdisho Gudoomiyaha iyo madaxweyne kuxigeenka ayaa si wadajir ah u qabtay shir jaraa id waxaana ugu horeyn shirka kahadlay gudoomiyaha waxa uuna sheegay in ay ka […]

Continue Reading

Mikel John Obi Oo Isku Dayaya In Uu Soo jiito Antonio Conte

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea John Obi Mikel ayaa sheegay inuu ku rajo weyn ka qabo in uu wacdarro ka dhigo kooxda macalin Antonio Conte ka dib markii uu ka caawiyay xulkiisa Nigeria  bilada maarta ciyaarahii olombikada ee soo dhamaaday. Mikel ayaa todobaadyadii la soo dhaafay xulkiisa  qaranka la joogay Brazil laakiin ku soo laabanaya Stamford […]

Continue Reading