Shirka Madasha Hoggaanka Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran ayaa maanta la filayaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho, kaasoo horay loogu balansanaa 7-da bishan. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya  in shirka loo soo hormariyay shir madaxeedka IGAD oo 10-ka bishan ka dhici doonaan magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee looga hadli doono arrimaha Geeddi socodka doorashooyinka […]

Continue Reading

Sawirro: Curadda Obama oo la Sawiray iyadoo Xashiish Dhuuqeysa

Qaar ka mid ah Saxaafada dalka Mareeykanka ayaa si aad ah u daba dhigtay gabadha ama Curada Madaxweyne Barack Obama Malia Obama oo lagu qabtay iyada oo cabeysa ama Dhuuqeeysa maandooriyaha Xashiishada loo yaqaan . Xili ay safar gaaban ku maqnaayeen Madaxweyne Obama iyo Xaaskiisa Michella ayaa waxaa la sheegay in gabadhiisa Malia ay xaflad […]

Continue Reading

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka ka imaanaya deegaanka Toora-Toorow Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay duqeeyeen fariisimo Al-Shabaab ku leeyihiin deegaankaas. Sida ay sheegayaan warbaahinta maxaliga ah diyaaradahan ayaa la ogeyn dalka laga lahaa, waxaa kaloo la ogeyn khasaaraha ay geysatay duqeynta. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqleen jugta […]

Continue Reading

Barbaariye bulsho Ustaad C/qaadir Maxamed Shirwac.

Prof C/qaadir Maxamed Shirwac waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo noloshiisa inteedii badneyd u hibeeyay barbaarinta iyo wax barista ardeyda Soomaaliyeed . Dadka aan garaneyn C/qaadir Shirwac waa abwaan waxana heesaha uu sameeyay ka mid ah heesta caanka ah ee “Qarad” ee uu ku luuqeeyo fannaanka weyn Xasan Aden Samatar . Ustaad C/qaadir Shiwac waxaa uu muddo […]

Continue Reading

Wayne Rooney Oo Rikoor Ka Sameeyay Xulka England

Wayne Rooney ayaa noqday ciyaaryahankii  ugu safashada badnaa  taariikhda xulka England. Kabtank Manchester United ayaa saftay kulankiisii 116aad ee England kulankii isreebreebka koobka adduunka ee ka dhanka ahaa Slovakia. Rooney  waxa ku soo xiga David Beckham, oo ciyaaray 115 kulan Three Lions, laakiin weeraryahanka ayaa weli ka danbeeya Peter Shilton, kaasi oo ku guuleystay inuu 125 kulan […]

Continue Reading

Sawirro Qurux badan: Goobweyn Jubbada Hoose

Deegaanka Goobweyn waxay magalada Kismaayo kaga beegan tahay waqooyi, qiyaastiina waxay u jirtaa magalada 15-KM. Waa deegaan kulmiyay beeralay, Kalluumaysato iyo Xoolo raacato, waa dhul cimilo ahaan wanaagsan balse u baahan maalgalin. Goobweyn waaa meesha ay isaga darsamaan Badda iyo Webiga Jubba, hareeraha wabigana waxaa ku yaala beero wax soo saar leh. Dadka ku nool […]

Continue Reading

Guuleed oo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo shirka Madasha Qaran

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Maanta Gaaray Magaalada Muqdisho ee Càasimada Somalia . abaara 9:00am subaxnimo ayuu madaxweynuhu ka soo dagay garoonka diyaaradaha Adan cade , wadaxweynaha ayaa waxaa siweyn u soo dhaweyay Wasiiro kawada tirsan dowlada federaalka iyo Galmudug xildhibaano kawada tirsan dowlada federaalka Galmudug iyo qeybaha bulshada . Madaxweynaha ayaa […]

Continue Reading

Daawo Sawirrada: Munaasabad lagu xusayay sanad guuradi maamulka Galmudug oo lagu qabtay Minnesota

Munaasabad lagu taageerayaya waxqabadka maamulka Galmudug islamarkaana lagu maamuusayaya waxyaabihi u qabsoomay mudadii sanadka ahaa ee uu dhisnaa ayaa lagu qabtay magalaada minaples ee gobolka Minnesota dalka Mareykanka. Xafladdan oo ay soo qaban qabiyeen jaaliyadda Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahano,iyo bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota waxaana dhamaan ay ku amaaneen maamulka […]

Continue Reading

Dowladda Uganda oo ka hadashay Weerarkii Jannaale iyo askariga laga haysto

Dowladda Uganda ayaa ka hadashay xaalada uu sugan yahay askarigii ay Al-Shabaab uga qabsadeen dagaalkii ka dhacay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose halsano ka hor. Jeneral Katuba Wamaala oo ah taliyaha guud ee ciidanka dowladda Uganda oo la hadlay Wargeys kasoo baxa magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab gacanta […]

Continue Reading