Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay booliiska Soomaaliya iyo AMISOM
Ku-xigeenka Taliyaha AMISOM ee u qaabilsan taakulada iyo saadka Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa codsaday in laga taageero sidii looga hortegi lahaa halista miinooyinka ay isticmaalaan kooxda Al-Shabaab. Hadalkaan ayuu ka jeediyay Nakibus Lakara xeritaanka tababar Askarta AMISOM iyo Boliska Somalia looga wacyi gelinayey Khataraha Miinooyinka IEDs iyo qaababka looga horetgi karo. Tababaarkaasi oo socday […]
Continue Reading