Sawirro: Caruur la xaday oo maanta lagu soo bandhigay Boosaaso
Xarunta taliska qaybta Booliska ee gobalka Bari ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay saddex caruur ah oo isugu jira labo gabdhood oo jira min hal sano iyo wiil jira saddex sano, kuwaas oo laga soo xaday walidiintood sida ay sheegeen laamaha amaanka ee Gobolka Bari. Goobta lagu soo bandhigayey ayaa waxa goob joog ka ahaa […]
Continue Reading