Micheal Keating oo Golaha Ammaanka uga warbixiyay dib u dhacii doorashooyinka

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan. Danjire Micheal Keating ayaa ugu horeyn ka hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii la filayay bishan iyo bisha soo socota inay […]

Continue Reading

Dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ku yaal dhanka bari ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Dagaalka oo bilowday xalay saqdii dhexe ayaa ka dambeeyay markii kooxo hubeysan oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin Ciidamada Puntland ku lahaayeen […]

Continue Reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay dukumentiyada been abuurka ee loo yaqaano Cabdalla Shideeye

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay inuu mamnuucay dukumentiyada been abuurka ah ee loo yaqaano Cabdalla Shideeye ee ku yaala Suuqa Bakaaraha. Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada iyo Amniga Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo wariyeyaasha kula hadlayay Suuqa Bakaaraha oo maanta ciidamada ammaanka howl gallo ka sameeyeen ayaa sheegay in gebi ahaanba la mamnuucay […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo ka hadashay go’aankii gudiga doorashooyinka dalka

War Qoraal ah oo kasoo baxay xubnaha daneeyo arimaha Soomaaliya ayaa looga hadlay dib u dhaca kooban ee markale ku yimid doorashooyinka dalka, waxaana qoraalka uu u qornaa sida tan:- Beesha Caalamka ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in Dib u dhac kale uusan ku imaan doonin Doorashooyinka sanadkan 2016-ka la filayo in ay Dalka ka […]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hor-yimid in Xildhibaanada Hiiraan iyo Sh/Dhexe lagu soo xulo Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hor-yimid soo jeedintii ka timid qaar ka mid ah Oday dhaqameedyada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee ahaa in Xildhibaanada goboladaas lagu soo xulo magaalada Muqdisho. Guddiga doorashooyinka dadban oo la kulmay qaar ka mid ah madax dhaqameedyada ayaa ka aqbalay soo jeedinta, iyadoo Ugaas Xasan Ugaas […]

Continue Reading

Faafaahin: Howlgalkii Suuqa Bakaaraha oo soo gaban gaboobay

Waxaa goordhow dib u furmay goobihii Ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaro ka dib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwo AMISOM ay saakay ka sameeyeen howgal balaaran oo lagu soo qabtay dad badan. Goobihii ganacsiga ayaa furmay , waxaana sidoo kale caadi kusoo noqday isku socodka Gaadiidka iyo sidoo kale dad weynaha, Ciidamada dowladda Soomaaliya […]

Continue Reading

Daawo: Fariin uu soo diray Askari Ugandes ah oo ay Alshabaab ku qabteen dagaalkii Janaale

Ururka Alshabaab ayaa markii ugu horreysay baahiyay Muuqaal oo uu kasoo muuqanayo Askari Maxbuus ah oo u dhashay dalka Uganda, kaas oo Sannad ka hor ay ku  qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Askarigan oo lagu magacaabo Masassa M.Y waxa uu Ciidamada Meliteriga ee dalka Uganda kusoo biiray Sannadkii 2009kii, isagoona […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Hindiya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaalida ku xiran magaalada Mumbai ee gobolka Maharashtra uu arintooda kala hadley Ra’iisul Wasaaraha India, Narendra Modi, isla markaana […]

Continue Reading

Akhriso: Gudiga Doorashada 2016 oo soo saaray Jadwal Cusub

Warsaxaafadeed ay wadajir u soo saareen Guddiyadda Doorashooyinka ee 2016 oo Ku dhawaaqay jadwalka cusub ee doorashooyinka qabsoomayaan *********************************** Maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka Sebtember 2016, waxaa la soo gabagabeeyey shir saddex (3) maalmood u socday Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddoomiyayaasha Guddiyada Dawlad Gobaleedyada Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD), shirkaas oo looga […]

Continue Reading

Danaha Qarsoon ee Faransiiska Iyo Kiiniya ka Leeyihiin Soomaaliya!!

Dawladda Kiiniya ayaa gudaha u gashay Soomaaliya, iyada oo aan kala tashan dawladdii ku-meelgaarka aheyd ee xilligaas ka jirtay Soomaaliya. Waxaa howlgalkaas si wada jir ah u wada fuliyay Kiiniya iyo Faransiiska. Howlgalkaas waxaa loo gu magac-daray “”Linda Nchi”. Howlgalka Militari wuxuu ku wajahnaay gobalka Jubbada Hoose, si Alshabaab loo ga sifeeyo deegaannada hoostaga gobalkaas, […]

Continue Reading