DHAGEYSO: R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali sheekh oo ka hadlay Howlgalka AMISOM

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee jooga Soomaaliya ay ku guul dareysteen Sugidda Amniga iyo Nabad ku soo daabulida Soomaaliya. C/wali Sheekh Axmed Maxamed Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka AMISOM Soomaaliya ay ku sugan yihiin mudo ka […]

Continue Reading

Biyo yari soo wajahday shacabka ku nool degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe

Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ay ka jirto biyo yari kadib markii ay cillad gashay qalabka lagu soo saaro biyaha ee ceelka ugu weyn ee degmada Balcad. Biyo yaridan ayaa waxaa ay saameysay inta badan dadka ku nool xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Balcad oo isticmaali jirey ceelka […]

Continue Reading

Akhriso:Maamulka Galmudug oo warsaxaafadeed kasoo saaray duqeyntii kadhacday Duleedka Galkacyo

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta warsaxaafadeed ka soosaartay weerkii shalay ciidamada cirka mareeykanka ay ku weerareen saldhig ciidamada daraawiishta Galmudug ay ku lahaayeen bariga magaalada Galkacyo weerarkaas oo ay ku dhinteen 13 askari , 7 kalana ay ku dhaawacmeen iya doona hal askari aan wali lahayn nololo iyo gaari  iyo burbur ku yimid gadiidka ciidanka […]

Continue Reading

Mareykanka:Waan baareynaa eedeynta Galmudug

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn ay ka geysatay Gobolada Mudug iyo Jubadda Hoose, kaasoo ay sheegeen inay ku bartilmaameedsadeen Ururka Al-Shabaab. Hase ahaatee duqeyntii ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa muran weyn dhaliyay, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegayay in Mareykanka uu duqeeyay ciidamo ka tirsan Maamulla Galmudug. Afhayeen u […]

Continue Reading

Faah faahin Qarax ka dhacay Degmada Kaaraan

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan Qarax khasaare geystay in uu ka dhacay Suuq ku yaalla Degmada Kaaraan, kaas oo lagu magacaabo Suuqa Xirka-dheere. Qaraxan ayaa la sheegay nuuciisa in uu ahaa Miinada Nuuca Dhulka lagu Aaso, waxaana lagu Aasay Maqaaxi ku taalla Suuqaasi, waxaana bartilmaameedka u ahaa […]

Continue Reading

Sawirro:Wasiirka Maaliyadda oo daah furay mashruuc sahlaya in si nidaamsan Ciidamada u helaan Mushaarkooda

Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fergeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka maaliyadda ee dhanka Ciidanka Qaranku oo socon doono mudo laba bilood ah, kaasoo lagu tayeynayo mushaaraadka ciidanka qaranka si ay u helaan xuquuqdooda waqti cayiman.Shirka lagu daah furayey mashruucaan cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Gaashaandhiga Gen; […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada oo mowqif cad ka istaagay duqeyntii Mareykanka ee Gaalkacyo (Akhriso)

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow war ka soo saaray duqeyntii Mareykanka uu ku beegsaday Ciidamada Maamulka Galmudug, iyadoo walaac looga muujiyay sheegashada Puntland ee ku aadan duqeynta ka dhacday duleedka Gaalkacyo. War qoraal ah oo ka soo baxay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Maxamed Cumar Carteh ayaa lagu sheegay go’aan gole oo ku saabsan asnixinta war-muritiyeedka […]

Continue Reading

Dhageyso:Madaxweynaha galmudug ayaa kahadlay Duqeyntii diyaradaha mareykanka ugeysten ciidamo katirsan Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo galinkii dambe ee maanta soo gaaray magalada cadaado ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay duqeyntii ciidamada dowlada markeynka ay u geysteen ciidamo ka tirsan maamulka galmudug oo maray deegaanka jeexdin ee bariga gobolka mudug, Guuleed ayaa sheegay in cida ka dambeysa falkaasi ay hada wada hadal u socdaan isagoona ugu baaaqay […]

Continue Reading

(Sawiro)Madaxweynaha Galmudug oo cadaado dib ugu soo laabtay ayaa kahadlay duqeynti Galkacyo

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Muadane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa manta dib ugu laabtay Magalaada Cadaado oo ah Caasimada kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Mdaxweynaha ayaa waxaa goroonka ku soo dhaweyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi , Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomalia Xildhibaan Madahad Maxamed Salaad, Xildhibaanad Jawaahir Axmed Cilmi, Musharixiinta kaladuwan ee kusugan Cadaadio, […]

Continue Reading

SAWIRO:Khasaaraha kadhashay duqeyntii kadhacday duleedka magaalada galkacyo oo sii kordheysa

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay duqeyn ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, saqdii dhexe ee xalay. Ku dhawaad 18 askari ayay waxyeelo kasoo gaartay duqeynta diyaaradaha dagaalka ay ka geysteen duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana kadib xigay dagaal muddo kooban socday. Puntland ayaa sheegtay in duqeynta iyo dagaalka lagu bartilmaameydsaday […]

Continue Reading