Ugaaska Beesha Ceyr oo Magaalada Cadaado kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Galmudug
Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo ah Ugaaska Beesha Ceyr oo Shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug ayaa Xalay waxaa uu Kulamo la qaatay Guddiga Doorashooyinka Dowladda Galmudug. Kulanka Ugaas Xasan Ugaas Maxamed iyo Guddiga Doorshooyinka Heerka Dowlad Goboleed ayaa ka wada hadlay qaabka ay u socdaan Talaabooyinka lagu soo dooranayo Labada […]
Continue Reading