Lallana Oo Dhaawac Ku Seegi Doono Xulka England Isreebreebka Koobka Adduunka

Ciyaaraha

adam-lallana-premier-league-swansea-v-liverpool_13gvjtskwwsgj1kk55n6cjrold

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lagu qasbay inuu garoonka isaga baxo ciyaartii Reds ay kaga badisay Swansea, tababarihiisa ayaa sheegay in uusan haysan fursad uu Three Lions kasoo muuqdo kulamada ka dhanka xulalka Malta & Slovenia

Jurgen Klopp ayaa kalsooni ku qaba Adam Lallana iyo Dejan Lovren in ay diyaar u noqon doonaan ciyaarta uu  wajahaayo Manchester United ka dib ciyaaraha heerka caalami, iyadoo labada nin  dhaawac gumaarka ah kasoo gaaray kulankii Swansea City .

Liverpool ayaa badisay markii afaraad oo isku xigta Premier League , s Lallana ayaa la bedelay qeybtii hore .

 

Tagged